Sidda subaxnimaddaan ay warbaahinta qortay in shan gaari oo qarax ah laggu weeraray Hiloolagaab oo 13 KM u jirta Degmadda Ruun-Nirgood waa mid been ah .

Waxaa soo weeraray Degaan-ka Hiloola-gaab maafiyadda Al-shabaab oo ka immaatay Degaan u dhow Baraagta Sheikh Caamir.

Al-shabaab oo ku hubeysan hub-ka culus ayaa geystay dhimasho iyo dhaawac meellaha qaarne waxa ay geliyeen miinooyin Dad shacab ah ayaanna qasaare ka soo gaartay sedax sargaalne waa ay ku Shahiiday

Al-shabaab labba qof ayaa nolosha loogga qabtay tirro ka badan 16 kallane waa loogga dillay intii kallane waxa ay ku laabtaeen halkii weerarka ka soo qaadeen hadda waxa ay sii marayaan degaan-ka laggu magacaabo Galibaax waa sidda Dadka Degaan-ka isheeggeen.