Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Ilmo labo bilood jira oo Shan maalin Kaddib isaga oo nool burbur laga soo hoos saaray
    Dibadda

    Ilmo labo bilood jira oo Shan maalin Kaddib isaga oo nool burbur laga soo hoos saaray

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 11, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxaha gurmadka degdega ee dowladda Turkiga ayaa wali wada baadigoobka dad nool iyo kuwa dhintay oo ay ka dhax raadinayaan burburka dhismayaashii ku dumay dhul-gariirkii ku dhuftay magaalooyin Turkiga kuyaalla.

    Warbaahinta dalka Turkiga ayaa baahisay in kooxaha gurmadka maanta soo heleen ilmo yar oo 2 bil jir ah oo muddo 128 saacadood ku hoos xanibnaa dhismo ku yaalla gobalka Hatay ee Koonfurta dalka Turkiga.

     

     

    Ilmaha yar ee laga soo saaray dhismaha burburay isaga oo nool ayaa loola cararay isbitaal , waxa ayna dhaqaatiirta gacanta ku haya cunugan yar ayaa sheegay in xaalkiisa soo hagaagayo ayna la tacaalayaan.

    Waxaa hadda sii yaraanaya rejada laga qabo in dad nool laga helo dhismayaasha ku burburay dhul-gariirkii isniintii lasoo dhaafay ku dhuftay deegaanno katirsan dalalka Turkiga iyo Syria .

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDaawo:- Muqaal”Odayaal iyo Waxgarad Beelaha Xawaadle ah ayaa sheegay in AS Heshiis la galeen oo afka furtay iyo xorriyadooda oo aay dib u heleen
    Next Article Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Sida madaxweyne MUUSE BIIXI uu ula bixi karo ciidanka ka jooga Laascaanood

    January 1, 2023

    Toddaabadkan ugu yaraan toban qof ayay ciidammada Somaliland ku dileen Laascaanood; dhaawucu wuxuu kor u…

    Wafdi u hogaaminyay Wasiirka Arrimaha gudaha Hir-shabelle Mudane Karoore ayaa Goordhow gaaray Dagmada Moqokori .

    March 10, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.