Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Mareykanka oo soo riday shay aan la garaneyn oo meel sare ku duulayey (Sawirro
    Dibadda

    Mareykanka oo soo riday shay aan la garaneyn oo meel sare ku duulayey (Sawirro

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 11, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dayaaradaha dagaalka Maraykanka ee F-22 ayaa gobolka Alaska kusoo riday shay aan la garanayn oo meel sare ku duulayay, sida ay sheegeen saraakiil Maraykan ah, wax ka yar toddobaad kadib markii ay ciidamadu soo rideen buufin uu leeyahay Shiinuhu oo soo gashay hawada Maraykanka.

    Afhayeenka waaxda Gaashaandhigga ee Pentagon-ka oo soo xiganayay Gen. Patrick Ryder ayaa sheegay in gantaalka loo yaqaan Sidewinder lagu soo diray shaygan, oo cabbir ahaan la ekaa gaari yar.

    “Ma garanayno cidda iska leh sheygan,” ayuu yiri afhayeenka Aqalka Cad John Kirby, isagoo intaas ku daray inaysan caddayn halka ay ka soo billaabatay duullimaadkiisu.

    Madaxweyne Joe Biden ayaa amaray in lasoo rido sheygan, sida uu sheegay Aqalka Cad.

    Afartii Febraayo, diyaaradadaha dagaalka Mareykanka ee F-22 ayaa xeebaha South Carolina ksoo riday wax ay dowladda Mareykanku ugu yeertay buufinta baasaas oo Shiinahu leeyahay, kadib socdaal toddobaad qaatay oo ay ku soo martay Mareykanka iyo qeybo ka mid ah Kanada.

    Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in buufinkan uu ahaa mid waday sahan cilmibaaris rayid ah, kaasoo ku ambaday hawada Mareykanka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleWAR CUSUB: Dagaal culus oo maalintii lixaad ka soconaya Laascaanood
    Next Article Muuse Biixi oo Isbitaal ku booqday Askar ku dhaawacantay dagaalka Laascaanood (Sawirro)

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Dilal bareer ah oo Muqdisho ka dhacay iyo booliska oo soo bandhigay hal askari

    February 10, 2023

    Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Cabdicasiis ayaa galabta soo qabtay askari ka tirsan ciidanka dowladda oo…

    Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Muxuu Mudane Cali Guudlaawe kala hadlay wakiilada beesha caalamka ee fadhiya Nairobi? (Sawirro)

    February 13, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.