Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Ciidanka Booliiska oo qabtay Ciyaal Weero dhac iyo Dhaawac geestay
    Gudaha

    Ciidanka Booliiska oo qabtay Ciyaal Weero dhac iyo Dhaawac geestay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 9, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidanka booliiska ee ka howlgala saldhigga deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa qabtay seddex kamid ah ciyaal-weerada dadka shacabka ah u geesta dhaca iyo dhibaatooyin kalaba .

    Kooxdan ciyaal-weerada burcada isku bedeshay ayaa xilliga la qabanayay  dhaawac u geysteen qof shacab ah kana qaateen telfoon iyo agabyo kale oo xilligaasi watay sida ay booliiska sheegeen.

    Ciidanka booliiska ayaana howlgal ay sameeyeen kusoo qabtay saddexdan nin ee burcadka ahaa iyo agabkii ay qaateen, waxaana kooxdan loo gudbiyay xarunta dambi baarista CID-da halkaas oo baaritaano dheeraad ah lagula sameenayo.

    Maalmihii lasoo dhaafay ayaa ciidanka booliiska ee ka howlgala degmooyinka gobolka Banaadir iyo duleedkeeda kordhiyeen howlgalada ka dhanka ah kooxaha burcada hubeesan iyo ciyaalka weerada ee dadka dhaca iyo dhibaatooyinka kalaba u geesta.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleRa’isul Wasaare Xamse iyo Wasiirro tacsi u tagay Safaaradda Turkiga ee Muqdisho (Sawirro)
    Next Article Dabageed ayaa lajir dillay (wax badan ka ogoow)

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    XOG: Qadiyada SSC oo xalay hareysay shirkii aan caadiga aheyn ee Golaha Wasiirada Soomaaliya

    February 7, 2023

    Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo xalay shirgudoominayay shirkii aan caadiga aheyn ee golihiisa wasiiradda…

    DAAWO:- Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay weerarkii Baardheere

    March 14, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.