Wiilkan iyo xubno katirsan qoyskiisa ayaa saacado badan kaddib laga soo saaray burburka Dhismo qeybeed ay qoyskiisa ka deganaayeen magaallada Kahramanmaraş oo ku dhaw halkii xudunta u aheyd dhul-gariirkii dhacay.
Kooxaha gurmadka ayaa sidoo kale horey usoo badbaadiyey haweeney Xaamilo ahayd oo ku hoos jirtay burburka gurigii ay deganayd iyo sidoo kale gabar 10-sanno jir aheyd oo iyana burburka dhismo saacado badan ku hoos jirtay.
– Advertisement –