Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    (Akhriso) Somaliland oo war kulul ka soo saartay dagaalka ka socda Laascaanood
    Gudaha

    (Akhriso) Somaliland oo war kulul ka soo saartay dagaalka ka socda Laascaanood

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 6, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Maamulka Somaliland ayaa saaka war kulul ka soo saaray dagaal saaka mar kale ka qarxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaasoo u dhexeeya Ciidanka Maamulka Somaliland iyo dadka degaanka.

     

     

     

    Wararka qaar ayaa sheegaya in Ciidanka Somaliland ay weerarka soo qaadeen, balse dib loo riixey iyagoo la kulmay iska caabbin adag, balse Maamulka Somaliland ayaa isna sheegtay in iyaga Wasiirradooda oo deggan duleedka magaalada lab soo weeraray

     

     

     

    HOOS KA AKHRISO QORAAL KA SOO BAXAY WASAARADA ARRIMAHA GUDAHA SOMALILAND OO LA XIRIIRA DAGAALKA SAAKA.

     

     

     

    WAR-SAAFADEED

    Saaka subixii hore ayaa waxaa weerar ku soo qaaday fadhiisimada ciidamada Qaranka iyo Xarunta ay degan yihiin Golaha Wasiirada Somaliland ee Magaalada Laascaanood, kooxo hubaysan, kuwaasoo ay soo abaabuleen Garaadada Nabad diidka ah ee ku sugan Magaalada.

     

     

     

    Kooxa weeraka soo qaaday ayaa ah kuwii horey ay uga digtay Xukuumadda Jamhuuriyadda, waxaana ka mid ah kooxo xagjir ah, kuwaasoo magaalada ay soo geliyeen Garaadada Nabad diidka ah.

     

     

     

    Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa iska difaacay weerarka argagixiso waxayna ku dhufteen dhirbaaxo kulul, wixii khasaare dib ayay Xukuumadda ka sheegaysaa, inkastoo inta la ogyahay ay weerarkan ku dhaawacmeen laba askari.

     

     

     

    DHAMAAD

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

     

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDEG-DEG+AKHRISO: Go’aano 13 ah oo kasoo baxay Shirka isimadda SSC ee Laascaanood
    Next Article Dagaalkii Laascaanood oo sii xoogeystay iyo dad ay ku jiraan Saraakiil oo lagu dilay

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Maxay ku heshiiyeen Madaxda Dowladda Federaalka & Dowlad-Goboleedyada ee Baydhabo ku shiray 15-17kii Maarso 2023?

    March 18, 2023

    Magaalada Baydhabo Xarunta KMG ah ee DG Koofur Galbeed waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii Golaha…

    Diyaaradda Fly Dubai ayaa maanta si rasmi ah u bilowday Duulimaad toos ah oo Dubai Muqdisho ah.

    March 9, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.