Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Quetta iyo Koox sheegatay Masuuliyada (Sawirro)
    Dibadda

    Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Quetta iyo Koox sheegatay Masuuliyada (Sawirro)

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 5, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qarax khasaaro geestay ayaa ka dhacay magaalladda Quetta ee gobalka Balochistan ee koonfur galbeed ee dalka Pakistan, waxaana qaraxan durba masuuliyadeeda sheegtay Tahreek-e-Taliban ee Pakistan.

    Inta la xaqiijiyay qaraxan ka dhacay magaalada Quetta waxaa ku dhaawacmay shan qof, waxa uuna qaraxan ka dhacay goob la sheegay in ammaankeeda si weyn loo adkeeyo ayna joogaan booliis badan.

    Masuuliyada kooxda hubeysan ee Tahreek-e-Taliban ee Pakistan (TTP) ayaa sheegatay mas’uuliyada Qaraxaasi, iyagoo xusay inay beegsadeen ciidanka ammaanka Pakistan kuna garasiiyeen khasaaro badan.

    Qaraxan ka dhacay dalka Pakistan ayaa imaanaya xilli maalmo kahor qarax lagu hoobtay ay ku dhinteen dad ka badan 80-qof sidoo kale ku dhaawacmeen boqolaal qof uu ka dhacay masaajid kuyaalla magaalladda Peshawar.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMuxuu yahay Buufinka cabsida ku beeray Mareykanka ee ugu dambeyn la qarxiyay?
    Next Article Buundo nuuc cusub loo dhisayo oo maanta laga dhagax dhigay Muqdisho (Sawirro)

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Madaxweyne Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday laba wasiir, kuwa kalena magacaabay

    March 9, 2023

    Madaxweynaha dowlad  HirShabelle,  Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta soo saaray laba wareegto oo is…

    Daawo:- Muqaal Madaxweyne Xasan oo ka jawaabay go’aankii Puntland

    January 11, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.