Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo wafdi aay hoggaamineeyso ayaa maanta gartay Beledweyne
    Dibadda

    Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo wafdi aay hoggaamineeyso ayaa maanta gartay Beledweyne

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 4, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo wafdi aay hoggaamineeyso ayaa maanta Beledweyne usoo gaaray dhismaha garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne.

    Wafdiga wasiirka waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo Duulista hawada Hirshabelle Muuse Salaad Wehliye Xildhibaan Cabdirsaaq Macalin Ciid oo kamid ah Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya iyo Agaasimaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan.

    Ku-simaha guddoomiyaha gobolka ahne guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda iyo siyaasadda maamulka gobolka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle Mayarka Beledweyne Nadar Tabaax maalin iyo madax kale oo maamulka kamid ah ayaa wafdigaasi kusoo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne.

    Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cismaan Cigaal iyo wafdi aay hoggaamineysay ayaa kormeeray qeybha uu ka koobanyahay garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif gaar ahaan qeybta diyaaradaha ku ordaan oo bur-burka ka muuqda aawgiis halis ugu jiryo garoonka in uu xermo.

    Wasiirka ayaa ballan qaaday in maalmo kaddib wajigii koobaan ee dhismaha garoonka uu billaabay doono aayna hakin doonaan duulimaadyada diyaaradaha.

    Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal iyo Agaasimaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin Xasan oo aay wehliyaan Mayarka Beledweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa gunta dhiisha isaga dhigay dhismaha garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Beledweyne, oo dhawaan loo dhisi doono qaab lamid ah garoomada Caalami ah.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDaawo:- Muqaal Wasiir Khadiijo Diiriye ayaa digniin u dirtay shaqaalaha wasaaradda ee shaqada ka maqan.
    Next Article Daawo:- Guddoomiyaha Maxkamadda sare Baashe Yuusuf Ahmed ayaa sheegay in laamaha Caadaladda ay muhiim u tahay wadashaqeynta Booliska”.

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    DEG DEG Imaam Masjid oo lagu dilay magaalada Muqdisho

    February 13, 2023

    Imaam Masjid oo lagu dilay magaalada MUQDISHO – Faah-faahino dheeraad ah ayaa…

    Gudoomiye Jeyte ayaa Cisbitaalada Muqdisho ku booqday dadkii dhaawacyada kasoo gaareen Qaraxyadii AS ka fuliyeen dhawaan degmada Maxaas.

    January 13, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.