Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    (Akhriso) Ciidamada ATMIS oo war ka soo saaray wiil ay shalay ku dileen Muqdisho
    Gudaha

    (Akhriso) Ciidamada ATMIS oo war ka soo saaray wiil ay shalay ku dileen Muqdisho

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 4, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa war ka soo saaray wiil dhalinyaro ah oo shalay ay ku dileen isgosyka ambulatooriyada Ceel-gaab ee magaalada Muqdisho.

    Wiilka dhalinyarada ah ee la dilay ayaa ka mid ahaa ciyaalka darbi jiifka ah ee dadka qaarkiisna u yaqaanaan koolistayaasha.

    Shacab ka carooday dilka loo geystay wiilka dhalinyarada ah ayaa Isgoyska Ceelgaabta ka dhigay banaanbax looga soo horjeedo ciidamada ATMIS .

    Qoraal ay soo saareen ciidamada ATMIS ayey ku sheegeen in wiilka la dilay uu markii hore wax aan la garaneyn ku soo tuuray ciidamada ka dibna uu iska dayey inuu soo qabsado gaadiidkooda taasoo keentay in ciidamadu ka shakiyaan, rasaasna ku furaan.

    ”Qof aan la aqoonsan ayaa gaadiidka ATMIS ku tuuray wax aan la aqoonsan, kaddibna wuxuu isku dayey inuu soo fuulo gaariga. Natiijada baaristeenna hordhaca ah kasoo baxda waxaan la wadaagi doonnaa DF Somalia.” ayay yiraahdeen iyagoo sheegay in xaq loogu leeyahay inay dhowraan xuquuqda nololeed ee muwaadinka Soomaaliga ah sida ku dhigan xeerkooda, inkastoo ay marar badan dileen dad rayid ah.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA ATMIS OO DHAMEYSTIRAN

    – Advertisement –

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleErgayga Soomaaliya u qaabilsan ku biirista Ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo rejo ka muujiyay in la aqbalo dalabka DFS.
    Next Article Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle: “Wajiga 2aad ee howlgalka waa Deegaannada Galbeedka ka ah Wabiga Shabeelle”.

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo:- Macalimiinta Baladweyne oo lagu dhawaaqay xiliga ay galayaan imtixaan ay codsadeen oo Dowladda Dhaxe ay qaadeyso.

    February 21, 2023

    Hoos ka daawo Muqaalka Wasiir waxbarashada DG Hir-Shabeelle Dr Maxamed dheere https://youtu.be/FUfug1cC1B0

    DEG DEG: Tiro hoobiyeyaal ah oo lagu garaacay agagaarka Villa Somalia

    February 1, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.