Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Hawlgal ka dhan ah Alshabaab oo ka socda shabeellada Hoose
    Gudaha

    Hawlgal ka dhan ah Alshabaab oo ka socda shabeellada Hoose

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 2, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

     

    Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Xoogga dalka ay Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab ay ka bilaabeen degaanno hoostaga degmada Baraawe.

    Ururka 25aaad ee Ciidanka Xoogga dalka  kuna  sugan gobolka Shabeelada hoose ayaa muddooyinkii dambe diyaar garow ugu jiray ka qayb qaadashada dagaalka ka dhanka Alshabaab.

    Taliyahaa Guutada 6aad qaybta  6oaad ee Ciidanka Xoogga dalka Jeneraal Aadan Abshir Nuur laba Afle oo kormeeray Ciidanka xoogga ee ku sugan degmada Baraawe ee gobolka Shaabeelaha Hoose ayaa ku Amray in ay u diyaar garowaan daagaalka Alshabaab looga saarayo dalka iyo in ay ka shaqeeyaan Xasilloonida degaannada Hawlgallda ay kula wareegaayaan.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMadaxweyne caan ah oo wada dedaalo lagu xalinayo xiisada ka taagan Laascaanood
    Next Article Xilliga Maxkamadda Gobolka Banaadir ay markii Afaraad dhageysan doonto kiiska Cabdalla Muumin oo la shaaciyay

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Dhageyso:- Soomaalida Minnesota oo ‘aargoosi’ ku tilmaamay go’aan ay qaadatay Amazon

    March 3, 2023

    Soomaali fara badan oo ka shaqeeya xarun ay leedahay shirkadda weyn ee Amazon oo taalla…

    Gargaarkii Gobalka Hiiraan oo la’iibsaday (Wax badan ka ogoow)

    January 27, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.