Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    DEG DEG Al-shabaab oo isku dhiibay ciidanka DF ee Xarardheere (Sawirro)
    Gudaha

    DEG DEG Al-shabaab oo isku dhiibay ciidanka DF ee Xarardheere (Sawirro)

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 2, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Labo xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa la sheegay iney iskun soo dhiibeen Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed ee ku sugan degmadda Xarardheere ee gobolka Mudug

    Xubnahan oo dhalinyaro ah ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Cabdifitaax Cabdullaahi Sheekh Xamse iyo Cabditaax Aadan Abiikar Ibnu-Dayib, kuwaasoo muddo dhowr sano ah ka tirsanaa Al-Shabaab sida ay sheegeen.

    Mar ay warbaahinta kula hadleen degmada Xarardheere ayaa waxay sheegeen inay u adkeysan waayeen dagaalka lagula jiro Al-Shabaab iyo dhibaato ay sheegeen inay dadka ku hayaan.

    Xubnaha kale ee weli ka tirsan Al-Shabaab ayey ugu baaqeen inay isaga soo tagaan, isla markaana isku soo dhiibaan Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka, lana soo dhoweyn doono.

    Ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan degmada Xarardheere ayaa soo dhaweeyay labada xubnood, iyagoo balanqaaday iney heli doonaan daryeel iyo dhaqan celin.

    Xafiiska Shabakada

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDEG-DEG: 4 Askari oo saaka lagu toogtay Muqdisho
    Next Article Madaxweynaha Dalka Turkiga “Sweden kuma biiri karto NATO haddii la ogolaado in la gubo Qur’aanka”

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Haweeney madaxweyne Ah Oo Xeer Cusub Kasoo Saartay Kaniinika Uurka Looga Hartago

    March 11, 2023

    Madaxweynaha Honduran Xiomara Castro ayaa qaaday xayiraad muddo 13 sano ah saarneed kaniinada loo adeegsado…

    AKHRISO: 4 Qodob oo ay MUUSE Biixi gaarsiiyeen Wakiillada C6+

    February 17, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.