Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Nin Hubeesan oo dil iyo dhaawac ka geestay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay
    Gudaha

    Nin Hubeesan oo dil iyo dhaawac ka geestay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 31, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidanka booliska ee ka howlgala deegaanka Garasbaaley ee gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay nin burcad hubeesan oo xirnaa dareeska milatariga Soomaaliya, kaa oo fal dhac ah ku jiray xilliga lasoo qabanayay.

    Ninkan burcadka ah ayaa waxaa ku baxay ciidamo katirsan booliiska xilli uu dhac geesanayay, hasa ahaatee rasaas uu kusoo riday ciidanka ayaa sababtay geerida hal qof oo shacab ah iyo dhaawaca labo qof oo kale sida taliska booliiska G/Banaadir sheegeen.

    Ciidanka booliiska ayaa nikaan burcadka ah ka qabtay Waaxda 3-aad ee deegaanka Garasbaley, xiligaas oo uu dhacayay qof dumar ah oo uu ka qaatay teleefan ay watay, waxa uuna watay qoriga loo yaqaan M-16 sidoo kale xirnaa dareeska ciidanka Gorgor.

    Taliska booliiska gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ninkan burcadka ah lagu xiray saldhigga booliiska Dharkeenley, waxa ayna booliiska sheegeen in ninkan baaris kaddib loo gudbin doono maxkamadda ciidamada .

    Xafiiska Shabakada

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleFaah faahin:- Dagaal & duqeymo ka dhacay G/ Galgaduud & khasaaro ka dhashay
    Next Article Dowladda oo ammar kasoo saartay Doorashooyin iska soo horjeeda oo Muqdisho ka dhacaya

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    DEG DEG Maxkamada ciidanka oo xukun adag ku riday Sarkaal lagu helay la shaqeynta Al-shabaab

    February 19, 2023

    Cabdicasiis Xuseen Nuur Mursal oo ah 63 jir ah ku dhashay Baydhaba ayaa loo soo…

    Aadan Madoobe oo qaaday tallaabo kale oo la xiriirta muddo kororsiga DF

    March 15, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.