Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Muxuu yahay shirka ay Muqdisho ka fureen Dowladda Soomaaliya iyo IGAD? (Sawirro)
    Gudaha

    Muxuu yahay shirka ay Muqdisho ka fureen Dowladda Soomaaliya iyo IGAD? (Sawirro)

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 28, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa manata  magaalada Muqdisho ka daahfuray shirka falanqeynta Istaraatiijiyadda Dhaqaalaha ee Blue Economy.

    Kulanka oo socon doona sadax maalmood ayaa  looga doodi doonaa hannaanka ugu wanaagsan ee loo xasilin karo heerka dhaqaalaha Soomaaliya, waxaana  shirka soo qaban-qaabiyay Dowladda Soomaaliya iyo Urur goboleedka IGAD.

    Shirka waxaa furay Wasiirka Arrimaha dibadda XFS iyadoo ay ka qeyb galeen Wasiiru dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga, Agaasimaha Saadaasha iyo Qataraha Urur gobaleedka IGAD, farsamo yaqaanno ka socda dowladda dhexe, dowlad goboleeyada iyo IGAD.

    Wasiiru-dowlaha wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Maxamed Bashiir Cali Baxnan ka qeyb galay shirka istiraatiijiyadda qaran ee Dhaqaalaha Buluugga ah.

    Wasiir Baxnaan ayaa sheegay in wasaaraddu ay door muhiim ah siineyso sidii loo horumarin lahaa ka faa’iideysiga dhaqaalaha badda taasoo horseedi karta in la gaaro isku filnaansho dhaqaale oo waara.

    Shirkan waxaa ka qeybgalay saraakiil ka socota urur Goboleedka IGAD iyo khuburo arrimaha dhaqaalaha Buluugga ah kuwaas oo falanqeynaya hirgalinta qorshahan qaran.

     

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDEG DEG Raisul Wasaaraha Somalia oo xil muhiim ah u magacaabay Xamza Adan Xaadow
    Next Article Falastiini kale oo weerar geystay iyo Xiisad ka taagan Magaalada Qudus (Sawirro)

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Dowladda Kenya oo ka falcelisay digniinta Ingiriiska & Mareykanka ee la xiriirta in ‘AS’ weeraro ka geysan karto Dalkaas.

    February 11, 2023

    Dowladda kenya ayaa ka falcelisay digniin wadajir ah oo ay soosaareen Dowladaha Ingiriiska & Mareykanka…

    Daawo;- Muqaal” Gen Odowaa ”Fiiri Ilaahay ayaa idinku dhaariyey hadii Jano la galayo Cali dheere,Axmed diiriye iyo Koba kudukade May isku soo Xeraan Bamka hadii Jano la galayo”

    December 31, 2022
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.