Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Wadaad Dhallinyaro ahaa oo dil argagax leh loogu geestay magaalada Muqdisho
    Gudaha

    Wadaad Dhallinyaro ahaa oo dil argagax leh loogu geestay magaalada Muqdisho

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMarch 18, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in xalay koox ciyaal weero katirsan degmadaasi ku dileen nin dhallinyaro ah oo ahaa Imaam Masaajid iyo wadaad dadka kutubada diiniga ah bara.

    Ciyaal weero ku hubeesnaa mindiyo ayaa xalay dil argagax lahaa u geestay Sheekh Mowliid Macalin Cabdullaahi oo kamid ahaa wadaadada sida weyn looga yaqaan degmada Kaaraan, waxaana dilka aad uga naxay shacabka Kaaraan.

    Sida aan wararka ku helnay ciyaalka weerada ayaa ayaa dhoor xabo oo toorey ah ku dhuftay Sheekh Mowliid, waxa ayna kooxdan dilka kaddib wadaadka horey uga sii qaateen moobeel iyo agabyo kale uu watay.

    Ciyaalkii weerada ee dilka geestay ayaa goobta si deg deg ah uga baxsaday, waxaana goobta dilku ka dhacay gaaray ciidamo katirsan booliiska saldhigga degmada Kaaraan, kuwaa oo bilaabay howlgalo lagu baadigoobayo kooxda dilka geesatay.

    Dadka ku dhaqan degmada Kaaraan ayaana aad uga naxay dilka loo geestay Sheekhan caanka ka ahaa degmada, waxa ayna shacabka ugu baaqeen ciidamada in tallaabo adag ka qaadaan kooxdii dilka geesatay iyo ciyaalka weerada ee dhibka ku haya shacabka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleXildhibaan katirsan Golaha Shacabka oo geeriyooday iyo Sheekh Aadan Madoobe oo ka hadlay
    Next Article Daawo:- Muqaal” Xasaasi ah” Somaliland oo sheegasho yaableh kasoo saartay dagaalka Laascaanood

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Wararkii ugu dambeeyay Khilaaf culus oo ka dhex qarxay Deni iyo Karaash

    January 1, 2023

    Wararka laga helayo magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaas laga dareemayo…

    Madaxweyne Xassan Sheekh oo maanta ku wajahan Kismaayo + Ujeedada

    March 1, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.