Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»DEG-DEG:- Daawo Muqaal Gaadiid Dagaal iyo Maxaabiis saakay lagu kala qabsaday Dagaalkii Laascaanood
    Dibadda

    DEG-DEG:- Daawo Muqaal Gaadiid Dagaal iyo Maxaabiis saakay lagu kala qabsaday Dagaalkii Laascaanood

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMarch 18, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa dadka deegaanka Laascaanood ee SSC ayaa saakay ka dhacay duleedka magaaladaai, waxaana dagaalka ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

    Saraakiisha labada ciidan ee dagaalamay kala hoggaamineysa ayaa siyaabo kala duwan dagaalka guula uga sheegtay, waxa ayna qolo walbo warbaahinta taageerta u sheegeen in dagaalka ku gacan sareeyeen.

    Warbaahinta iyo baraha bulshada ayaa lagu baahiyay muuqaalo iyo sawirro laga soo qaaday maxaabiis iyo gaadiid dagaal oo saakay lagu kala qabsaday dagaalka, waxaana qolo walbo soo bandhigeysay maxaabiista iyo gaadiidka ay qabsadeen.

    Ciidamada Somaliland ayaa soo bandhigay dhowr nin oo ay sheegeen in ay dagaalka ku qabsadeen iyo gaari dagaal, waxa ay sidoo kale sheegeen in dagaalka ku qabsadeen hub nuucyo kala duwan leh.

    Dhinaca kale saraakiisha ciidamada SSC ayaa dhankooda soo bandhigay gaari dagaal nuuca loo yaqaan Zuuga oo ay sheegeen in dagaalka saakay ku qabsadeen, waxa ay sidoo kale soo bandhigeen maxaabiis iyana sheegeen in dagaalka ku qabteen.

    Dagaalka saakay dib uga qarxay magaalada Laascaanood ayaa imaanaya xilli maalmihii lasoo dhaafay xaalada magaalada ay xasilooneed, waxa uuna dagaalka sidoo kale imaanaya xilli labada dhinac ay gurmadyo badan soo gaarayeen maalmihii tagay.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMadaxweyne Guudlaawe ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed
    Next Article Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka oo geeriyooday iyo Sheekh Aadan Madoobe oo ka hadlay

    Related Posts

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo:- Muqaal Wasiir Karoore””Magaalada Farlibaax waxay heleysaa mashaariicda ay helaan Maxaas,iyo Matabaan””

    March 8, 2023

    https://youtu.be/-CwA0SyjojY

    Aqriso: Guddiga tartanka shirkadaha Xajka oo shuruudo adag soo saaray

    March 10, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.