Xisbiga Daldhis waxa uu soo dhaweynayaa go’aamada ka soo baxay Shirka Qaranka ee jiheynta waxbarashada Soomaaliya. Wasiir Faarax Cabdulqaadir aad iyo aad ayuu ugu mahadsan yahay garashada in da-yarta la maalgashto. Inta Shacabka aqoontiisu la egtahay ayuu dal horumarkiis la egyahay. Aqoontu waa awood (education is a power).
Waa in miisaaniyada waxbarashada la kordhiyo. Waa in ganacsatada Soomaaliyeed ay bixiyaan dhaqaale waqaf ah oo waxbarashada lagu maalgeliyo.
Dad dhisan ayaa dalkooda dhista.
<•••• Dad Dalka U Siman ••••>