Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Ciyaaraha»Hordhac: Chelsea Vs Leeda: Potter Oo U Dagaalamaya Mustaqbalkiisa Blues
    Ciyaaraha

    Hordhac: Chelsea Vs Leeda: Potter Oo U Dagaalamaya Mustaqbalkiisa Blues

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMarch 4, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxda chelsea ayaa marti galinaysa kooxda Leeds United kulan ka tirsan premier League kana dhici doona Stamford Bridge.

    Blues ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo isha ku haya in ay ka baxaan guuldarooyin xidhiidh ah isla markaas ku soo laabtaan guulaha.

    Leeds United ayaa dhinaceeda dib u heshay qaab ciyaareedkeedii fiicnaa waxana ay doonayaan in ay garaacaan chelsea.

    Kulanka: Chelsea Vs Leeda

    Tartanka: Premier League

    Wakhtiga: 6:00

    Garoonka: Stamford Bridge

    XAQIIQOOYINKA KULANKA:

    Chelsea ayaa badisay shan kulan oo isku xigta oo Premier League ah oo ay gurigeeda kula ciyaartay Leeds.

    Guushii ugu dambeysay ee Leeds ay ku gaarto Stamford Bridge waxay aheyd 2-0 ay ku badisay Premier League 1999 – Stephen McPhail ayaa dhaliyay labada gool halka Chris Sutton uu ku jiray shaxda Blues.

    Kooxda Leeds ayaa 3-0 ku badisay kulankii Elland Road bishii August waxana ay raadinayaan in ay laba kulan ka badiyaan chelsea horyaalka markii ugu horaysay tan ilaa 1991-92.

    Chelsea ayaa badisay kaliya labo jeer 15-kii kulan ee ugu dambeeyay Premier League, lix barbaro iyo 7 laga badiyay.

    Kooxda Graham Potter ayaa laga badiyay seddexdii kulan ee ugu danbeysay tartamada oo dhan iyagoo aan wax gool ah dhalin.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDal ogaaday in uu leeyahay in ka badan 7,000 oo jasiiradood oo cusub !
    Next Article Rejada dib u doorashada Erdogan oo xoogaysatay

    Related Posts

    DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

    March 19, 2023

    Mikel Arteta: Halkan Arin Ayaan Ka Niyad Jabay Guushii Crystal Palace

    March 19, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 20239 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20237 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Ku xigeenka Mukhtaar Roobow oo ka hor yimid magacaabis cabsi badan abuurtay

    March 7, 2023

    Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Saalax Shariif Sayid Cali ayaa…

    Shiinaha oo ka hadlay Buufin basaas looga shakiyay oo lagu arkay hawada Mareykanka

    February 3, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 20239 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20237 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.