Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Ciyaaraha»Achraf Hakimi oo lagu soo oogay dacwad kufsi iyo Warbaahinta oo hadal heysa
    Ciyaaraha

    Achraf Hakimi oo lagu soo oogay dacwad kufsi iyo Warbaahinta oo hadal heysa

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMarch 3, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xiddiga dalka Morocco iyo kooxda PSG, Achraf Hakimi ayaa lagu soo oogay dacwado kufsi la xariira , waxaana kiiskan dacwada si weyn maanta u hadal heysa warbaahinta caalamka gaar ahaan kuwa ciyaaraha ka faalooda.

    Dacwad-oogayaasha Faransiiska ayaa sheegay in Achraf Hakimi shalay oo khamiis ah weediiyeen su’aalo la xiriiray eedeymo kufsi la xariira oo kaga yimid haweeney 24 jir ah oo kunool Faransiiska.

    Ciyaaryahan Hakimi ayaa warbaahinta qaar baahiyeen inuu haweeneyda eedeysay siiyey lacag si ay gurigiisa ugu soo safarto, xilli xaaskiisa iyo caruurtiisa ay dalxiis ku maqnaayeen si uu ula tunto.

    Kiiskan kufsi ee lagu eedeeyay ciyaaryahanka PSG Achraf Hakimi ayaan wax saameyn muuqata ku yeelan xaalada ciyaaryahanka, waxaana xiddigan maanta lagu arkayay tababarkii ay sameenayeen kooxdiisa PSG.

    Afhayeen u hadlay kooxda PSG ayaa warbaahinta u sheegay in taageero iyo garab istaag u muujinayaan xiddigooda Achraf Hakimi , waxa uuna sheegay afhayeenka in sidoo kale kalsooni ku qabaan nidaamka caddaalada dalka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo qorsheenaya Muddo kororsi iyo Warqad sir ah oo la helay
    Next Article Dhulgariir cusub oo ka dhacay qeybo magaalo ku taalla dalka Turkiga

    Related Posts

    DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

    March 19, 2023

    Mikel Arteta: Halkan Arin Ayaan Ka Niyad Jabay Guushii Crystal Palace

    March 19, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Dowladda Soomaaliya oo Talyaaniga kala wareegtay gawaari qufulan

    March 22, 2023

    Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay gawaari nooca qufulan ah oo xabaddu karin, kuwaasi…

    Xawaadle oo ku kalla adkaan rabba Awoodda siyaasadda heer Federal iyo mid State.

    January 8, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.