Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Ciyaaraha»Dhageyso:- Arsenal oo shan dhibcood oo nadiif ah ku hoggaamineysa Premier League-ga
    Ciyaaraha

    Dhageyso:- Arsenal oo shan dhibcood oo nadiif ah ku hoggaamineysa Premier League-ga

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMarch 2, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxda Arsenal ayaa shan dhibcood ku horkaceysa horyaalka Premier League, kadib markii ay 4-0 ku sagootisay kooxda Everton ciyaar xalay ka dhacday garoonka Emirate ee kooxda Arsenal ee magaalada London.

    Guushan ayaa Arsenal u fursad kale u siineysa dadaalka ay ugu jirto hanashada horyaalka, waxayna hadda leeday 60 dhibcood, halka kooxda Manchester City oo kusoo xigta ay leedahay 55 dhibcood.

    Wariyaha VOA-da Maxamuud Mascadde ayaa eegay natiijiyinkii ugu dambeeyay ee horyaalka Premier League iyo koobka FA-ga.

    https://radiohalgan.com/wp-content/uploads/2023/03/01000000-0aff-0242-fcf4-08db1ae122c3_48k.mp3
    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleNin 31 casho kaynta Amazon xasharado ku cunayay, biyaha roobkana kabahiisa u hoorsanayay
    Next Article Dhageyso;- Dhadhaab: 30 sano iyo noloshada adag ee qaxootiga Soomaalida ah

    Related Posts

    DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

    March 19, 2023

    Mikel Arteta: Halkan Arin Ayaan Ka Niyad Jabay Guushii Crystal Palace

    March 19, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Maxay tahay sababta Ciidamada Dowladda ay Isaga baxeen Degmada Galcad ?

    January 21, 2023

    Maxay tahay sababta Ciidamada Dowladda ay Isaga baxeen Degmada Galcad ? Ciidamada Dowladda ayaa faarujiyay…

    Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Saraakiil katirsan Al-Shabaab

    March 12, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.