Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Ciyaaraha»Kulamada Uu Thiago Silva Ka Maqnaan Doono Chelsea Oo La Ogaaday.
    Ciyaaraha

    Kulamada Uu Thiago Silva Ka Maqnaan Doono Chelsea Oo La Ogaaday.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMarch 1, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxda chelsea ayaa rumaysan in Thiago Silva uu ka badbaaday dhaawac halis ah laakiin daafaca khabiirka ah ayaa ka maqnaan doona kooxda laba kulan oo muhiim ah todobadka dambe.

    Xiddiga 38 jirka ah ayaa dhaawac uga baxay kulankii ay Chelsea guuldarada 2/0 ah kala kulantay Tottenham kulan ka tirsanaa premier League.

    Labada kulan ee xiga ee ay chelsea ciyaarayso ayaa ah kuwo ay qasab tahay in ay badiso waana kulamada y la ciyaari doonto Leeds United iyo Borussia Dortmund champions League.

    Sida laga soo xigtay wargayska The Times, Thiago Silva ayaa seegi doona labadaas kulan ee muhiimka u ah kooxda chelsea sabab la xidhiidha dhaawac muruqa ah.

    Xiddiga reer Brazil ayay u badantahay in uu soo laabto kulanka ay chelsea la ciyaari doonto kooxda Leicester 11 Bisha March ee soo socota.

    Chelsea ayaa kaliya hal kulan ciyaari doonta kaas oo ah kulanka ay la ciyaari doonto Everton ka hor inta aan la aadin fasaxa xulalka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleWasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga oo Muqdisho ka daahfuray mashruuca Somali Crises Response Project
    Next Article Isimadda SSC oo maxaabiis lagu qabtay dagaalka Laascaano ku wareejiyay Beesha ‘Habar Jeclo’

    Related Posts

    DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

    March 19, 2023

    Mikel Arteta: Halkan Arin Ayaan Ka Niyad Jabay Guushii Crystal Palace

    March 19, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    DEG-DEG:- Gudoomiye Nuur Dheere” oo Diniin Culus u diray Hormuud laanteeda Jalalaqsi kama aqbaleyno

    March 14, 2023

    Gudoomiyaha Degmada jalalaqsi Nuur Dheere” oo Diniin Culus u diray Hormuud laanteeda Jalalaqsi kama aqbaleyno…

    DEG-DEG:- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay la wareegitaanka degaanka Ceelhuur

    January 14, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.