Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»jecelka»Wafdi uu hoggaaminayay Wasiir Karoore ayaa garay Degmada Buulo-burte Ee Gobolka Hiiraan
    jecelka

    Wafdi uu hoggaaminayay Wasiir Karoore ayaa garay Degmada Buulo-burte Ee Gobolka Hiiraan

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 23, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wafdi uu hoggaaminayay Wasiir Karoore ayaa garay Degmada Buulo-burte Ee Gobolka Hiiraa

    Buulo-burte(radiohalgan.com)-Wafdi uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabeelle, mudane Cabdi Daahir Guure (karoore) waxaa qeyb ka ahaa wasiirro iyo xildhibaanno heer state ah kana soo jeedo degmada Buulaburte.

    Sido kale waxa qeyb ka ahaa engineerro ka socda USAID una yimid qiimeynta buundadii burburtay ee Bulaburte iyo xarumihii dowladda ee cadawga khawaarijtu ku burburiyeen qaraxyada.

    buundada Buulaburte oo halbowle u ah isku xerka gobollada koonfur iyo waqooyi. Waxay sidoo kale qeyb weyn ka qaadataa dhaqaalaha degmada. Ahmiyad gaar ah ayaan siinnay dhismaha iyo dayactirka kaabayaasha dhaqaalaha iyo hormarinta Degmada

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDowladda Somaaliya oo mar kale xirtay Cabdalla Muumin – Xagee laga qabtay
    Next Article Ra’isul Wasaare Mushaharkii ka jaray Wasiiradiisa, amarna ku bixiyey in laga qaado gaadiidka

    Related Posts

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo:- Muqaal Aqoonyahanad Nimco Xuseen Cusman – Waxaan soo arkay deeganadi ay xoreeyeen geesiyaasha Macawiisleey

    March 11, 2023

    Dr’s.Nimco Xuseen Cusman – Waxaan soo arkay deeganadi ay xoreeyeen geesiyaasha #Macawiisleey https://youtu.be/4HodLJXIgeg

    DEG DEG Dagaal xooggan oo ka bilowday Laascaanood, & Somaliland oo weerartay

    February 6, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.