Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Ciyaaraha»Chelsea Oo Durba Laga Doonayo Saxiixa Mykhailo Mudryk
    Ciyaaraha

    Chelsea Oo Durba Laga Doonayo Saxiixa Mykhailo Mudryk

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 23, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kooxda Shakhtar Donetsk ayaa durba doonaysa in ay chelsea dib ugala wareegto xiddiga Mykhailo Mudryk kadib markii uu ilaa haatan ku fashilmay in uu isku muujiyo kooxda Chelsea.

    Xiddiga Mykhailo Mudryk ayaa chelsea ugu soo biiray kooxda Shakhtar Donetsk kadib markii uu iska diiday in uu ku biiro kooxda Arsenal oo doonysay saxiixa xiddiga.

    “Suuqa ayaa go’aamiyey qiimaha, ma ahan aniga ama madaxweynaheena,” ayuu yiri madaxa Shakhtar Donetsk Darijo Srna mar uu ka soo muuqday Football Ramble.

    Mykhailo] Mudryk waa mid ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican Yurub ee booskiisa kadib Kylian Mbappe ama Vinicius”.

    “Haddii qof uu doonayo inuu ciyaaryahan ka soo iibsado Shakhtar waa inay na ixtiraamaan, waan naqaanaa sida ciyaartoyda loo iibiyo iyo sida loo iibsado ciyaartoyda”.

    “Waxa uu ka soo baxay akademiyada, nasiib xumo haatan waxa uu joogaa chelsea umana muuqdo in uu ku raaxaysanayo halkaas laakiin waxa uu leeyahay tayo uu ku noqdo xiddiga ugu fiican adduunka sanadaha soo socda”

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleKooxda Liverpool Oo Doonaysa Saxiixa Daafac Wacdaro Dhigaya
    Next Article Israa’iil oo duqayn ku dishay Shacab Falastiniyiin ah

    Related Posts

    DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

    March 19, 2023

    Mikel Arteta: Halkan Arin Ayaan Ka Niyad Jabay Guushii Crystal Palace

    March 19, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Muxuu Aadan Madoobe ku soo arkay safaarada Soomaalida ee Qaahira? (Sawirro)

    March 3, 2023

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday…

    Puntland oo ka jawaabtay eedeymo kaga yimid Muuse Biixi

    February 27, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.