Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»SSC oo sheegtay inay usoo gacan galeen askar Somaliland ah iyo hubkoodii – KADIB maxa dhacay?
    Gudaha

    SSC oo sheegtay inay usoo gacan galeen askar Somaliland ah iyo hubkoodii – KADIB maxa dhacay?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 13, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Isimada gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ee ku sugan magaalada Laascaanood ayaa sheegay inay isku soo dhibeen askar ka tirsan ciidamada Somaliland iyo hubkoodii ay wateen.

    Isimida Laascaanood ayaa waxay sheegeen in si nabad-gelyo ah ugu gudbiyeen askartaas iyo hubkoodaba dhinaca Somaliland, kuwaasi oo gebi ahaanba ka baxay dagaalka socda, sida ay sheegeen.

    “Waxaa diyaar u nahay in ciidamada Somalilnad ee Sool ka dagaalamaya si nabad-gelyo ah loogu fududeeyo inay ku laabtaan deegaankooda,” ayay warbaahinta u sheegeen Isimida SSC.

    Sidoo kale waxay sheegeen in aan cidna dhibaato loo geysan doonin, iyaga oo ku baaqay in ciidamada Somaliland ee ku sugan dhinaca bari ee magaalada Laascaanood ay xabbada joojiyaan oo ay deegaankooda si nabad-gelyo ah ugu laabtaan.

    Waxaa gudbina oo dirna oo guryahooda geyna kuwa qorigii ay ku dagaalamayeen wata, waxaa leenahay wixii alaala wixii gurigoodii ku noqonaya, haddii uu qori ama gaari wato lagu hunguriyen mayno ee nabad-gelyo ayaa ku marineyna hadda nahay reer SSC.”

    Waxay intaas kusii dareen “Habeen walba waxa uu Muuse ku dhawaaqaya xabad joojin, Salaada marka laga baxo xabad ayuu nagu bilaabaya bal adduunkow maxa indhaha uga qarsaneysaan noo kaalaya oo arka inta la dumiyay iyo inta madfac na dhex taalla.”

    Hadalkan ayaa imanaya saacado un kadib markii ay Isimida dhaqanka Puntland ee ku sugan magaalada Boosaaso ay ka dalbadeen beesha caalamka in mashaqada ka socota Laascaanood loo diro dad xaqiiqo raadin ah oo baaris kusoo sameeya dhibaatada halkaasi ka dhacday.

    Dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ayaa galay maalintii sideedaad, ayada oo lasoo warinayo in ciidamada Somaliland ay badi ku sugan yihiin saldhigyo ku kala yaala Tukaraq, Gambara iyo Gooje-Cadde oo dhaca bariga gobolka Sool.

    Ciidamada Somaliland iyo kuwa kale ee kasoo jeeda SSC ayaa weli ku dagaalamaya Laascaanood, ayada oo xukuumadda Somaliland ay ku dhawaaqday xabad joojin hal dhinac, taasi oo sida muuqata waxba ka tari weyday xaaladda ka taagan halkaasi

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleNABADOON GEED-SEEXDO AYAA YIRI SHIRKA XAWAADLE EE KA DHICI DOONA NAIROBI & TALO
    Next Article Dowladda Soomaaliya oo Imaaraatka Carabta kaga qayb-galeysa Shirweyne Caalami ah

    Related Posts

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 20239 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20237 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Iiraan oo dhaqaale badan ka hesha shidaalka ay dhoofiso.

    January 27, 2023

    Xilli uu dalka Iran la tacaalayo qalalaasaha bulsho iyo sicir barararka baahsan ee curyaamiyey dhaqaalaha…

    Rag hubeeysan ayaa Caawa ka aftuubtay xaafada howlwadaag ee Beledweyne Ganacsada reer Cadaado ah

    February 27, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 20239 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20237 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.