Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Muxuu la xiriiraa socdaalka Madaxweynaha Iiraan ee Shiinaha?
    Dibadda

    Muxuu la xiriiraa socdaalka Madaxweynaha Iiraan ee Shiinaha?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 13, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga Iiraan Ebrahim Raisi ayaa safar ku tegay Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha waxaana uu la kulmay dhiggiisa Xi Jinping si ay uga wada hadlaan kor u qaadista iskaashiga ka dhaxeeya labada Dal.

    Hoggaamiyaha Iiraan oo socodkiisu yar yahay ayaa safarkaan uga dhigay in labada Dowlad ay xoojinayaan cilaaqaadka ka dhaxeeya maadaama hal cadaw oo Mareykanka ah ay wadaagaan si ay cududooda u mideeyaan.

    Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Hua Chunying ayaa sheegtay in madaxda labada dal ay xoogga saareen sidii ay u fulin lahaayeen ballamo siyaasadeed oo ka dhaxeeyay.

    Shiinaha waa Dalka ugu badan ee Iiraan ka iibsado shidaalka, arrintaan waa mid kamid ah tallaabooyinka ay Xukuumadda Tehran u dooratay in dhiggeeda Beijing la wadaagto xiriir iskaashi oo dhinac weliba ah.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha Xi Jinping ayaa sheegay in cilaaqaadka Iiraan uu muujinayo sida ugu habboon ee Beijing u aamini karto Dal leh dhaqaale, awood uu shidaal uu kusoo saari karo & in uu dardargelin karo iska caabbinta culeyska Mareykanka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleGaadiid gargaar oo u raran Qaramada Midoobay oo gaaray Waqooyi-Galbeed Suuriya.
    Next Article Culimada Soomaaliyeed oo Warsaxaafadeed ka soo saaray dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Tirada Ciidamada iyo Shacabka ku geeriyooday Dhul-gariirkii ka dhacay Turkiga oo la Shaaciyay

    February 23, 2023

    Wasiirka Difaaca ee dalka Türkiye , Hulusi Akar ayaa shalay oo Arbaco ahayd sheegay inay…

    Daawo:- Muqaal R’iisul Wasaare Xamse oo amray in si huufan loo maamulo Adeega Xajka

    March 11, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.