Culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi ayaa kulan ay yeesheen kaga hadlay xaaladda magaalada Laascaanood, iyaga oo soo saaray bayaan ku saabsan in dhinacyada iskfilaafsani ay dagaalka joojiyaan ayna wada hadlaan.
Haddaba bayaanka ay soo saareen culimada magaalada Nairobi ee ku saabsan xaaladda magaalada Laascaanood ayaa weriyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed wuxuu ka waraystay Sheikh Maxamed Ibraahim oo kamid culimadii shirka ku qabtay magaalada Naiorbi.
Hoos ka Dhageyso VOA Somalia