Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»DEG DEG Imaam Masjid oo lagu dilay magaalada Muqdisho
    Dibadda

    DEG DEG Imaam Masjid oo lagu dilay magaalada Muqdisho

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 13, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Imaam Masjid oo lagu dilay magaalada MUQDISHO

     

     

     

    – Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil qorsheysan oo saaka koox hubeysan ay ka fulisay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

     

     

    Dilka ayaa waxaa lagu soo warramayaa in loo geystay Imaam Masjir oo magaciisa lagu koobay Sheekh Mukhaar, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah.

     

    Marxuumka ayaa xilliga la dilayay kasoo baxay Masjidka Maqaamul Ibraahim ee ku yaalla agagaarka Jaayga degmada Wadajir oo uu Imaam ka ahaa.

     

    Wararka ayaa sheegaya in ragga dilka geystay ay ku hubeysnaayeen Bistoolado, isla-markaana ay si deg-deg ah goobta uga baxsadeen, kadib toogashada.

     

    Sidoo kale waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee dowladda Soomaaliya, kuwaas oo baaritaano kooban ka sameeyay halkaasi, balse ma jirto cid ay u soo qabteen toogashada loo geystay Imaamnka oo caan ka ahaan degmada Wadajir.

     

    Ma jiro illaa iyo hadda war rasmi ah oo ka soo baxay mas’uuliyiinta maamulka degmada iyo saraakiisha laamaha ammaanka oo ku aadan dhacdadaasi iyo howlgallada xigay.

     

    Dhanka kale ma jirto illaa iyo hadda cidda ka dambeysay dilka marxuumka, ma cadda sababta loo beegsaday ee keentay toogashada loo geystay.

     

    Dilkan ayaa qayb ka noqonayo falalka ammaan darri ee haatan ka dhacay magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, kuwaas oo aad u kordhay maalmihii lasoo dhaafay.

     

    Si kastaba, kooxda Al-Shabaab oo haatan wajaheysa dagaal culus oo ay iska kaashanayaan dowladda federaalka iyo dadka deegaanka ayaa culyes xoogan soo saartay Muqdisho.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleXamse Barre oo amar cusub soo saaray ka dib kulan uu la qaatay laamaha amniga (Sawirro
    Next Article (Sawirro) Qoorqoor oo ka qeyb galay xaflada caleemo saarka Muxyadiin Aadan Wali

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo degaano horleh la wareegay

    February 17, 2023

    Saacadihii la soo dhaafay Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa daraawiishta Galmudug iyo dadka…

    Howlgalka ATMIS oo ku dhawaaqay inay ku biirayaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda dalka

    March 10, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.