Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Dagaal ka dhacay galabta caasimada Hirshabelle Jowhar+khasaaraha
    Gudaha

    Dagaal ka dhacay galabta caasimada Hirshabelle Jowhar+khasaaraha

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 13, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka inaga soo gaaraya magaalada jowhar ayaa sheegaya in is rasaaseyn khasaaro geysatay uu galabta ka dhacay halkaasi iyadoo xiisad ka dhalatay arintaas weli la dareemayo caawa.

     

    Dagaalka ayaa waxa uu dhexmaray ciidamo kawada tirsan maamulka hirshabelle,iyadoo 3 qof ay ku dhaawacmeen oo midkood markii dambe dhaawac ahaan udhintay.

     

    Wararka ayaa sheegaya in iskahorimaadka uu ka dhacay Buundada kala qeybisa xaafadaha Kulmis iyo Horseed waxaana markii dambe ku baxay dhacdadaasi ciidamo kale oo katirsan laamaha amniga.

     

     

     

     

    Isku dhacaasi waxa uu daba socdaa dil maanta duhurnimadii ka dhacay Maxkamadda Magaalada Jowhar oo labo qof eedeysaneyaal ahaa lagu dhex toogtay halkaasi.

     

    Gudoomiyaha Maxkamadda oo saxaafada la hadlay ayaa wax laga xumaado ku sheegay in goob garsoor loo soo doontay dil laga fuliyo isagoo codsaday in deg deg loo soo xiro gacan ku dhiiglaha falkaasi labada qof geystay

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo Imaaraatka Carabta kaga qayb-galeysa Shirweyne Caalami ah
    Next Article Madaxweynaha Eritrea oo Mareykanka ku eedeeyay inay taageereen fallaagadda Tigray

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Somaliland oo mar kale eed culus ujedisay Maamulka Puntland

    March 6, 2023

    Somaliland ayaa sheegtay in saaka weerar lagu qaaday fariisimada ciidamadeeda ee ku sugan agagaarka Magaalada…

    Mareykanka oo dowlada Somalia ku wareejiyey hub, Gaadiid iyo saanado kale

    January 8, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.