Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Madaxweyne Qoor Qoor oo Caabudwaaq kula kulmay Masuuliyiin iyo Waxgarad (Sawirro)
    Gudaha

    Madaxweyne Qoor Qoor oo Caabudwaaq kula kulmay Masuuliyiin iyo Waxgarad (Sawirro)

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 13, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Cabudwaaq ayaa kulamo kala duwan la qaatay Maamulka Degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada cabudwaaq.

    Madaxweynaha ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay Gudoomiyaha Degmada, Gudoomiye ku xigeenka xubnaha Golaha deeganka, Odayaasha Golaha Guurtida, Guddiga Horumarinta Degmada, iyo Ganacsatada Degamada Cabudwaaq.

    Madaxweynaha oo ayaa bulshada Degmada Cabudwaaq ku dhiirogeliyay la shaqeynta maamulka cusub ee degmada iyo guud ahaan ka qeyb qaadashada horumarka Degmada oo haatan yeelatay Gole deegaan iyo maamul ay doorteen.

    Dhinaca kale, madaxweynuhu wuxuu bogaadiyay sida Bulshada Degmada Cabudwaaq oo isku duuban oo ula shaqeynayaan maamulka iyo Laamaha Amniga.

    – Advertisement –

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMadaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Muxuu Mudane Cali Guudlaawe kala hadlay wakiilada beesha caalamka ee fadhiya Nairobi? (Sawirro)
    Next Article NABADOON GEED-SEEXDO AYAA YIRI SHIRKA XAWAADLE EE KA DHICI DOONA NAIROBI & TALO

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Tallaabo ay qaaday DF oo xiisad cusub ka abuurtay MUQDISHO

    March 13, 2023

    Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo horleh oo shacabka deggan guryaha Bangiga dhexe ee Bangaariyo…

    Madaxweynaha Eritrea oo Mareykanka ku eedeeyay inay taageereen fallaagadda Tigray

    February 13, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.