Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»(Sawirro) Dad nool oo todobaad ka dib laga soo saaray burburka & dhimashada oo gaartay..
    Gudaha

    (Sawirro) Dad nool oo todobaad ka dib laga soo saaray burburka & dhimashada oo gaartay..

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 13, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Samatabbixiyeyaasha ayaa saddex qof oo badbaadiyay burburka Turkiga toddobaad ka dib dhulgariirkii ka dhacay qeybo ka mid ah dalkaa

    Kooxaha samatabbixinta ayaa qof dumar ah oo nool ka soo saaray burburka dhisme ku dumay dalka Turkiga, waxaana koox kale ay qodayeen god si ay u gaaraan dad la rumaysan yahay iney kala yihiin ayeeyo, hooyo iyo ilmo yar oo 30-maalmood jira oo ku xayiran, sida uu sheegay telefishanka CNN Turk.

    Toddobaad ka dib dhulgariir weyn oo ku dhuftay Turkiga iyo Suuriya, tirada dadka ku dhintay ayaa kor u kacday ku dhawaad 34,000 waxayna u muuqatay inay sii kordhayso tirada, iyadoo rajada laga qabo in la helo dad kale oo badbaaday ay sii yaraanayso.

    Laakiin CNN Turk ayaa sheegtay in Sibel Kaya, oo 40 jir ah, laga soo badbaadiyay koonfurta gobolka Gaziantep, qiyaastii 170 saacadood ka dib markii ugu horeysay ee laba dhul gariir oo waaweyn ay ku dhufteen gobolka.

    Shaqaalaha samatabbixinta ee Kahramanmaras ayaa sidoo kale xiriir la sameeyay saddex qof oo badbaaday, oo la rumeysan yahay inay ahaayeen hooyo, gabadh iyo ilmo yar, kuwaasoo ku jiray burburka dhisme.

    Dhulgariirkii ugu dhimashada badnaa ee Turkiga ka dhaca tan iyo 1939 ayaa waxaa ku dhintay 29,605 qof. In ka badan 4,300 oo qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen 7,600 oo kalena ay ku dhaawacmeen waqooyi-galbeed ee Suuriya Axaddii, sida ay sheegtay hay’ad ka tirsan Qaramada Midoobay.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleSiyaasi.Haadaa Xaaji Koykoy Jarbac ayaa yiri Gudiga Xawaadle ee soo qaban qaabinaya Shirka Nairobi maxaa lagudboon? (Wax badan ka ogoow)
    Next Article DEG DEG Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday Cabdalla Axmed Muumin

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Ra’isul Wasaare Mushaharkii ka jaray Wasiiradiisa, amarna ku bixiyey in laga qaado gaadiidka

    February 23, 2023

    Ra’iisal Wasaaraha Pakistan Shehbaz Sharif ayaa ku dhawaaqay in mushaharkii laga joojiyay dhamaan gollihii Wasiirada…

    Ciidanka Dowladda oo Nolosha ku qabtay xubno katirsan Al Shabaab iyo Gaari ay wateen (Sawirro)

    February 20, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.