Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Wasiirkii u horeeyey ee ka socda Yurub oo tagay Turkiga Dhul-gariirkii kadib
    Dibadda

    Wasiirkii u horeeyey ee ka socda Yurub oo tagay Turkiga Dhul-gariirkii kadib

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 12, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Giriiga, Nikos Dendias ayaa waxa uu maanta booqasho Taageero muujin ah ku tegay dalka Turkiga . Dhigiisa dalka Türkiye, Mevlüt Çavuşoğlu ayaa ku soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Şakirpaşa Airport ee Gobalka Adana oo ka mid ah Tobanka Gobal ee uu Dhul-gariirku ka dhacay Toddobaadkii la soo dhaafay.

    Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Giriiga, ayaa waxa uu Dhul-gariirkii ka dhacay Turkiga ku tilmaamay Masiibada Qarniga “The disaster of the Century”. Imaanshiisa waxay ka dhiganta tahay inuu yahay Wasiirkii u horeeyey ee ka socda dalalka Midowga Europe ee EU oo booqasho ku taga dalka Turkiga tan iyo Dhul-gariirkii kadib.

    Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Giriiga oo ka hadlay Shir Jaraa’id oo ay isaga iyo dhigiisa Turkiga ayaa waxa uu tilmaamay inuu dalkiisa sii wadi doono Taageerada Türkiye ee ay kaga gudbayaan maalmaha dhibaatada leh.

    Dowladda Giriiga waxay dalka Turkiga u soo direen 80 tan oo Qalabka Daaweynta iyo Qalabka Gargaarka Degdega.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleWararkii ugu dambeeyey tirada Soomaalida ku dhimatay dhul-gariirka Turkey oo korortay
    Next Article Somaliland oo sheegtay in Puntland ay jihooyin cusub ka billaabeyso dagaalka socda

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Mas’uuliyiinta Somaliland u magacowday Laascaanood oo iscasilaya+ go’aan ay ku dhawaaqeen

    February 9, 2023

    Guddoomiye Ku xigeenkii dhawaan xukuumada Somaliland u magacowday gobolka Sool ayaa is casilay, xukuumadana wuxu…

    Qarax geystay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Gobolka Gedo

    March 10, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.