Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Wararkii ugu dambeeyey tirada Soomaalida ku dhimatay dhul-gariirka Turkey oo korortay
    Dibadda

    Wararkii ugu dambeeyey tirada Soomaalida ku dhimatay dhul-gariirka Turkey oo korortay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 12, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Tirada dadka ku dhintay dhul-gariirkii xoogganaa ee ku dhuftay dalalka Turkey iyo Syria ayaa haatan kor u dhaaftay 33 kun oo qof.

    Shaqaalaha gurmadka oo wada howl-samatabixin ah ayaa qaarkood soo badbaadiyay dad ku hoos jiray burburka, halka kooxaha caafimaadka ay la xarbinayaan inay daweeyaan kumanaan qof oo dhaawac ah.

    Shan qof oo Soomaali ah ayaa kamid ah dadka ku dhintay dhul-gariirka, kuwaasi oo shalay meydadkooda la aasay, sida ay ku warantay VOA.

    Sidoo kale afar hablood oo Soomaali ah ayaa kamid ah dadka wali la la’yahay, kuwaasi oo lagu weysan yahay nolol iyo geeri. Dadka maqan ayaa ku hoos jira bur-burka dhismayaasha, waxaana meelaha qaar ka dhacay dhul-gariir hor leh.

    Cawaale Axmed Darfac oo kamid ah ardayda Soomaalida Turkiga oo haatan ku sugan magaalada Ankara ayaa VOA u sheegay in weli aad u cakiran tahay xaalada guud ee dalkaasi.

    “Shalay waxaan aasnay shan wiil oo Soomaaliyeed oo ku aasnay magaalada Ankara. Ardaydii gobolkaas joogtay waxaa aad ula tacaashay safaarada dalka Jabuuti iyo ganacsatada Soomaalida ee dalkan Turkiga oo kasoo samatabixisay halkii ay joogeen waxaana loo soo raray magaalooyinka amaanka ah,” ayuu yiri.

    Wax sawir laga bixin karo aad ayay uga weyn tahay, masiibada dhacday wax aan arkay ma aha. Masiibada aad iyo aad ayay u weyn tahay oo magaalooyin dhan ayaa baaba’ay, burbur aad iyo aad u weyn oo dhibaato weyn ayaa ka muuqata.”

    Mucaaridka Turkiga ayaa Erdogan iyo xukumadiisa ku eedeeyay in ay qarinayaan tirada dhabta ah ee khasaaraha ka dashay dhul-gariirka, islamarkaana ku doodaya in dadka ku dhintay dhacdadaan ay aad uga badan yihiin tirada la shaaciyay.

    Si kastaba, Saameynta dhul-gariirkan ayaa aheyd mid aad u baaxad weyn oo dhalisay fal-celin xooggan oo ka timid caalamka oo idil, ayada oo tobaneeyo dal, kasoo billow Ukraine illaa New Zealand ay wacad ku mareen inay caawimaad ka gaystaan.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDaawo: Booliska MUQDISHO oo soo qabtay burcad dhac gaysatay oo laga arkay CCTV
    Next Article Wasiirkii u horeeyey ee ka socda Yurub oo tagay Turkiga Dhul-gariirkii kadib

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo:- Muqaal Xil. Jeesoow oo si adag u weeraray Siyaasiinta iyo madaxdii hore ee ka hadashay muddo kororsiga

    March 8, 2023

    https://youtu.be/1SPEBtiHC6g

    Golaha Aqalka Sare oo Maanta loo qeybinayo Xeer ku saabsan muddo kordhin

    March 4, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.