Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Dil ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Hiiraan iyo Faah faahin kasoo baxeysa
    Gudaha

    Dil ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Hiiraan iyo Faah faahin kasoo baxeysa

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 12, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka aan ka heleyno deegaanka Galmadoobe oo hoostaga degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas lagu dilay nabadoon lagu magacaabi jiray Muxumed Axmed Cumar, kaasi oo kamid ahaa dadka deegaanka.

    Rag hubeysan oo watay Bastoolado ayaa lasoo weriyey inay rasaas ku dhufteen nabadoon Muxumed Axmed Cumar, xilli uu sugnaa deegaanka Galmadoobe, isagoona u geeriyooday rasaasta oo ka haleeshay qeybaha sare ee jirkiisa.

    Laamaha ammaanka degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan ee Hirshabeelle ayaa sheegay inay baaritaan wadaan la xiriiro dilkaas, xilli goobihii ka danbeeyay dilkaas ay goobta ka baxsadeen.

    Illaa iyo hada lama oga sababta loo dilay nabadoonka, Degmada Buulo-burte ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay dilal qorsheysan oo geysteen rag hubeysan kana tirsan Al-shabaab iyo weeraro qaraxyo ah oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleFacebook ayaan ka arkay meydka aabbahey”
    Next Article Wararkii ugu dambeeyay Haramcad shan qof ku dhaawacay dalka Hindiya

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo ka hadlay Amni xumada ka jirta Muqdisho

    March 4, 2023

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale(Madaale) ayaa xarunta Degmada Shibis…

    Daawo:- Guddoomiyaha Maxkamadda sare Baashe Yuusuf Ahmed ayaa sheegay in laamaha Caadaladda ay muhiim u tahay wadashaqeynta Booliska”.

    February 4, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.