Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Akhriso:- Xubno ka Tirsan Alshabaab oo lagu dilay gobolka Shabeelaha Hoose
    Gudaha

    Akhriso:- Xubno ka Tirsan Alshabaab oo lagu dilay gobolka Shabeelaha Hoose

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 12, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay  In ka badan 18 ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay tiro kalena lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka iyo Saaxiibada Caalamka ay ka sameeyeen deegaanka Sabiid ee gobalka Shabeellaha Hoose.

    Xubnaha la dilay ayaa Dawladu  sheegtay in ay saarnaayeen gaari nuuca loo yaqaano Dhaynada Sidoo kalena ay ku sugnaayeen Geedo hoostooda, waxana ay ka qayb qaateen Weerarkii shalay Alshabaab ay doonayeen inay ku qaadaan xero ciidanka Qaranka ay ku leeyihiin deegaanka Sabiid ee hoostaga degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose.

     

    Saraakiil ka tirsan dowladda ayaa sheegay in dhammaan xubnaha la dilay ay saarnayeen  Gaariga la beegsaday iyo kuwii  ku jiray dhulka keynta ah oo ku yaala degaanka Sabiid.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMadaxweynaha Hir-Shabeelle oo ka hadlay dilka Nabaddoonka
    Next Article Maxay dumarka uurka leh ee Ruushku ugu qulqulayaan dalka Argentina?

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Dalka daynta ugu yar lagu leeyahay dunidan

    March 19, 2023

    Masiibooyin, qaraxyo iyo xitaa dagaalka Ukraine midna ma sababin deynta sare u kacday ee lagu…

    Muxuu Xasan Sheekh kala hadlay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed?

    January 21, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.