Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»XOG: Wasiir Faarax oo katanaasulay tartanka Kursiga Xildhibaan Hop086
    Gudaha

    XOG: Wasiir Faarax oo katanaasulay tartanka Kursiga Xildhibaan Hop086

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 11, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir ayaa la sheegay inuu ka tanaasulay inuu beesha reer aw xasan uu kasoo jeedo ka helo kursiga Beesha ku metali lahaa Baarlamaanka Soomaaliya.

    Xog aan helnay ayaa sheegeysa in Kursigaan golaha shacabka uu ahaa mid kor loo hayey muddo sanad ah,kadib doorashadii FahadYaasiin Xaaji Daahir 20-kii Febraayo kusoo baxay balse la laalay oo sharciga loo maray lagu tilmaamay mid aan sax aheyn.

    Hadda Xildhibaanka beesha waxaa qaadan doona C/nuur Shariifunaa oo hore usoo noqday Agaasime katirsan Madaxtooyada soomaaliya

     

     

    Xogta waxay intaasi ku dareysaa in guushiisa C/nuur kala shaqeeyey Fahad Yaasiin Xaaji Daahir,oo loo arko inuu booskaasi difaacanayo uuna udiiday Wasiir Faarax helo.

    Murashax C/nuur Maxamed ayaa maalmihii lasoo dhaafay kulamo beeshiisa ah ka waday deegaanka Soomaalida Itoobiya uu kasoo jeedo,waana lasiiyey beesha kursigeeda,isagoo ugu dambeyn shaaciyey inuu murashax yahay.

    Keddib wadatashiyo aan la sameeyay qeybaha kala duwan ee bulshada Kursiga HOP86, waxaan si rasmi ah ugu dhawaaqayaa inaan ahay musharax u taagan tartanka kursigaas.

    Laga bilaabo maanta oo Sabti ah, taariikhduna ku beegan tahay 11ka Febraayo 2023, waxaana kulamo kala duwan la qaadanayaa daneeyeyaasha tartanka, aniga oo rajaynaya inaan heli doono kalsoonidiinna si aan idinku matalo Golaha Shacabka JFS.

    Musharax Cabdinuur Maxamed Axmed

    Kooxda Villa Soomaaliya ayaa lumin kara kursiga Hop086 oo ay Fahad Yaasiin ka hor istaageen balse shakhsi gacan midig u ahaa Farmaajo xilligiisii Nabad iyo nolol ayaa kursigaasi gacanta ku dhigay,hadii aysan wax isbadelin xilliga doorashada xildhibaanka waa C/nuur Maxamed Axmed.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMucaaradka iyo xukuumadda Somaliland oo go’aan ka soo saaray xaaladda Laascaanood
    Next Article Haramcad Weerar ku qaaday Xarun Maxkamadeed iyo Khasaaro ka dhashay Weerarka

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Jeneraal ODOWAA oo shaaca ka qaaday xog ku saabsan Al-Shabaab ku jira kaymaha

    January 1, 2023

    Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage oo ka hadlay dagaalka ka dhan ah…

    Is barbardhig 4+4 Gabdhood oo Somali ah (Sawiiro)

    February 10, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.