Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Talyaaniga oo Soomaaliya ka gacansiinaya qorshaha sugidda amniga & la dagaalanka ‘AS’.
    Dibadda

    Talyaaniga oo Soomaaliya ka gacansiinaya qorshaha sugidda amniga & la dagaalanka ‘AS’.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 11, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladaha Soomaaliya & Talyaaniga ayaa ku heshiiyay in ay xoojiyaan xiriirka labada dhinac, Xukuumadda Roma ayaa dhiggeeda Muqdisho u ballanqaaday in ay ka gacansiineyso taageerada Militari, sugidda Amniga & la dagaalanka ‘AS’.

    Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Wasiiro katirsan XFS ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Talyaaniga Guido Crosseto oo kawada hadleen xoojinta iskaashiga labada dhinac ah ee ka dhaxeeya labada waddan.

    Sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay Barta Villa Somalia, Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay in Dowladdiisa ay ka go’an tahay sugidda amniga, soo afjaridda ‘AS’ & xoojinta dhismaha Ciidamada.

    “Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa adkeeyay muhiimadda in loo midoobo  dabar-goynta kooxaha Argagixisada ah si loo xaqiijiyo duni nabdoon, horumarsan, caddaalad ah isla markaana si siman oo loo dhanyahay u wadaagta fursadaha jira” ayaa lagu yiri qoraalka Villa Somalia.

    Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casumaad ka helay Madaxda Talyaaniga si ay uga wada hadlaan xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada Dal, waxaana dhinac socday kulan looga hadlay taageerada Militari ay u baahan tahay Soomaaliya.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleIsbadal lagu Sameeyn rabo Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya ayaa sheegay in awood la isugu geynayo difaaca Badda
    Next Article Taliyaha qaybta 43aad ee CXD oo sheegay in laga hortagay Gawaari qaraxyo ay kusoo rareen ‘AS’.

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Wararkii ugu dambeeyay Khilaaf culus oo ka dhex qarxay Deni iyo Karaash

    January 1, 2023

    Wararka laga helayo magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa sheegaya in halkaas laga dareemayo…

    DEG-DEG;- DHAGEYSO;-LA TALIYAHA M/WEYNAHA DHANKA XIRIIRKA MAAMULADA QOONE ” MARNABA SUURTAGAL MAAHA IN BEEL LAQANCINYO”

    March 6, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.