Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo
    Gudaha

    Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 11, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa goordhaw qarax jugtiisa si weyn looga maqlay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho uu ka dhacay agagaarka xarunta degmada Hodan.

    Sida aan wararka ku helnay qaraxa dhacay ayaa la sheegay in uu ahaa mooto waxyaabaha qarxa ay saarnaayeen , taa oo ku qaraxday agagaarka xarunta degmada.

    Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay , waxa ayna ciidamada goobtaasi ka wadaan baaritaano la xiriira qaraxan dhacay.

    Qaraxan goordhaw dhacay ayaan la ogeyn khasaaraha ka dhashay , mana jirto ilaa hadda wax war ah oo dowladda iyo laamaha ammaanka kasoo saareen qaraxan caawa ka dhacay Muqdisho.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleIlmo labo bilood jira oo Shan maalin Kaddib isaga oo nool burbur laga soo hoos saaray
    Next Article Sharcigii Hay’adda NISA oo maanta loo gudbiyey Golaha Aqalka Sare

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    DFS oo Markab sida shixnad gargaar ah kala wareegtay Dowladda Imaaraadka Carabta.

    March 15, 2023

    Gudoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Danjire…

    Wasiir FIQI oo shaaciyay dhacdo yaab leh oo 2018-kii ka dhacday hay’adda NISA

    January 16, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.