Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Bashar Al-Asad oo 5 cisho ka dib booqday goobaha uu ka dhacay dhulgariirka (Sawirro)
    Dibadda

    Bashar Al-Asad oo 5 cisho ka dib booqday goobaha uu ka dhacay dhulgariirka (Sawirro)

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 11, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Suuriya Bashar Al-Asad ayaa safarkiisii ugu horreeyay ku tagay goobaha uu ka dhacay dhulgariirka ee dalkiisa tan iyo markii uu dhulgariirka dhacay, isagoo booqday isbitaal ku yaalla magaalada Xalab isaga iyo xaaskiisa Asma, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda.

    Dowladiisa ayaa ogolaatay in gargaar bini’aadantinimo la gaarsiiyo jiidaha hore ee dagaalka sokeeye ee dalka ka socday 12-kii sano ee la soo dhaafay, tallaabadaasi oo soo dedejin karta caawinta malaayiin qof oo quus ah.

    Mar sii horreysay, hay’adda cunnada adduunka ee WFP ayaa sheegtay inay gabaabsi tahay kaydkii ay ku lahayd waqooyiga-galbeed ee Suuriya oo ay gacanta ku hayaan fallaagada, iyadoo xaaladda dagaalku ay sii adkeysay dadaallada gargaarka.

    Dhulgariirkii Isniintii oo cabirkiisu ahaa 7.8 magnitude, oo dhowr dhulgariir xoog leh ka dhacay Turkiga iyo Suuriya, ayaa noqday masiibadii toddobaad ee ugu dhimashada badnayd qarnigan

    Dhimashada ayaa haatan kor u dhaaftay 24,150 guud ahaan koonfurta Turkiga iyo waqooyi-galbeed ee Suuriya, Dhulgariir kan lamid ah oo ka dhacay waqooyi-galbeed Turkiga 1999-kii ayaa dilay in ka badan 17,000 oo qof sanadkii 1999-kii.

     

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleAl-Shabaab Weeraro qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday Afmadow,
    Next Article DEG DEG Puntland oo ciidan farabadan u dirtay Laascaanood

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Hay’ad caalami ah oo Xasan Sheekh u gudbisay dalab ka dhan ah sharciga NISA

    February 25, 2023

    Hay’adda u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa markii u horeysay si adag…

    Aadan Madoobe oo qaaday tallaabo kale oo la xiriirta muddo kororsiga DF

    March 15, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.