Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Al-Shabaab Weeraro qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday Afmadow,
    Gudaha

    Al-Shabaab Weeraro qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday Afmadow,

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 11, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa saaka weerar ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah ku qaadeen xero ciidan oo ku taalla nawaaxiga degmada Afmadow ee gobolka J/hoose

    Qaraxyada lagu bilaabay weerarka ayaa in loo adeegsaday laba gaari oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa, waxaana kadib xigay dagaal toos ah oo u dhexeeyay ragga weerarka qaaday iyo ciidamadii ku sugnaa saldhigga.

    Wararka ayaa sheegaya in Xerada la weeraray ku sugnaayeen ciidamo tiro badan oo loo diyaarinayey howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka bilaabanaya dhowaan gobollada Jubbooyinka.

    Al-Shabaab ayaa shaacisay inay beegsatay gudaha saldhig ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland, isla-markaana ay khasaare gaarsiisay askartii iyo saraakiishii ku sugneyd halkaasi.

    Sidoo kale Al-shabaab ayaa saaka weeraro kale oo ku bilowday gaadiid qaraxyo laga soo buuxiyey ku qaaday xeryo ciidamada xoogga dalka ku leeyihiin degaanada Sabiib iyo Caanoole oo ka tirsan gobolka Sh/hoose.

    Lama oga illaa hadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weeraradan Al-shabaab kula jarmaaday xeryaha ciidamada ee Afmadow, Sabiid iyo Caanoole, waxaana aad u yar faahfaahinta iyo wararka laga helayo goobahaas.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDEG DEG Agaasimihii hore ee Villa Somalia oo u loolamaya kursigii Hop86 ee laga xanibay Fahad Yaasiin
    Next Article Bashar Al-Asad oo 5 cisho ka dib booqday goobaha uu ka dhacay dhulgariirka (Sawirro)

    Related Posts

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    IGAD oo sheegtay in dalal Soomaaliya ku jirto ay wajahayaan xaalad roob yaraan ah

    February 24, 2023

    Iyadoo dhowrkii sano ee lasoo dhaafay shacabka Soomaaliyeed ay la daalaan dhacayeen xaalado nololeed oo…

    AKHRISO: 4 Qodob oo ay MUUSE Biixi gaarsiiyeen Wakiillada C6+

    February 17, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.