Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Muuse Biixi oo Isbitaal ku booqday Askar ku dhaawacantay dagaalka Laascaanood (Sawirro)
    Gudaha

    Muuse Biixi oo Isbitaal ku booqday Askar ku dhaawacantay dagaalka Laascaanood (Sawirro)

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 11, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kormeeray Isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, halkaas oo la dhigay qaar kamid ah ciidamada maamulka Somaliland ee kusoo dhaawacmay dagaalkii Laascaanood.

    Muuse Biixi ayaa gacan qaaday ciidamadii kusoo dhaawacmay dagaalka Laascaanood, waxa uuna u kuurgalay xaalada caafimaad ee askarta dhaawacan, isaga oo ballanqaaday in maamulkiisa ku dadaalayo daryeelka caafimaad ee askarta dhaawacan.

    Sidoo kale Madaxwaynaha Somaliland waxa u cadeeyaay in ciidamada Somaliland ee dhawaacan ah u hurayan wax walba daryeelkooda caafimaad wax ka taraya, ismalarkaana daryeelka qoysaskooda  waajib ka saaran yahay.

    Maamulka Somaliland ayaa dagaalka ka socda magaalada Laascaanood looga dilay askar badan iyo saraakiil ,halka sidoo kale askar kale oo dagaalka ku dhaawacantay lagu daweenayo Hargeysa iyo magaalooyin kale.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMareykanka oo soo riday shay aan la garaneyn oo meel sare ku duulayey (Sawirro
    Next Article DEG DEG Agaasimihii hore ee Villa Somalia oo u loolamaya kursigii Hop86 ee laga xanibay Fahad Yaasiin

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Madaxweynahii Koowaad ee Hir-shabeelle Dr.Cali A Cosoble ayaa yiri Waxaa ii muuqaneysay intii muddo ah dadka Soomaaliyeed badankood iney yihiin hayin raac.

    January 17, 2023

    Madaxweynihii Koowaad ee Hir-shabeelle Dr.Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa Barta Facebook ku leyahay ayow ku…

    Daawo:- Wasiirka wasaarada caafimaadka xfs oo daahfuray qorashaha dabargoonta cudarka dabeysha 2023

    March 21, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.