Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Duqa Barcelona oo waraaq yaab leh u diray ra’iisal wasaaraha Israa’iil
    Dibadda

    Duqa Barcelona oo waraaq yaab leh u diray ra’iisal wasaaraha Israa’iil

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 10, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Duqa magaalada Barcelona Ada Colau ayaa jartay xiriirka rasmiga ah ee magaaladeedu ay la leedahay Israa’iil, iyada oo ku eedaysay in dalkaasi uu ku kacay “dembiyo la xiriira, midab takoor ka dhan ah dadka Falastiiniyiinta”.

    Go’aanka ay qaadatay maayarka Barcelona ayaa saamayn yar ku yeelanaya Israa’iil, hase ahaatee waxaa tallaabadani keeni doontaa in meesha laga saaro, heshiiska 25 jirsaday ee lagu mataaneeyey Barcelona iyo Tel Aviv.

    Magaalada Barcelona oo caan ku ah dhinaca dalxiiska, iyo xataa kooxaha kubadda cagta ee dunida ugu magaca dheer, ayaa tallaabada ay qaaday wuxuu si guud u muujinayaa, dhaleecaynta sii kordhaysa ee ka dhanka ah dalka Israa’iil, taas oo lagu eedaynayo inuu ku kaco falal midab-takoor ah.

    Israa’iil ayaa iyadu diiday eedaha loosoo jeediyey, iyada oo ku tilmaantay inay yihiin uun Yuhuud Nacayb.

    Maayarka ayaa waraaq u dirtay ra’iisal wasaaraha Israa’iil taas oo ay kula socodsiinayso go’aankeeda, iyada oo u sheegtay inay tallaabadani jawaab u tahay, olole xooggan oo ay sameeyeen ururo kala duwan oo maxalli ah iyo kumanaan qof oo u dhaqdhaqaaqa arrimaha madaniga ah.

    Maayarka ayaa tusaale u soo qaadatay qaar ka mida siyaasadaha Israa’iil ee laga cabanayo oo ay ku jirto, in milateriga dalkaasi uu muddo ku siman 55 sano inuu haysto Daanta Galbeed, “qabsashadii bariga Jerusalem iyo dib u deegaamaynta dhulalka Falastiiniyiinta.

    Israa’iil ayaa beenisay eedaha loo jeediyey iyada oo go’aankan ku tilmaantay mid ku salaysan Yuhuud nacayb, iyada oo ku tilmaantay arrin nasiib darro ah

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleKenya oo soo bandhigtay Magacyada & Sawirada rag katirsan Al-Shabaab oo weeraro geystay
    Next Article Feysal Cali Waraabe oo Xukuumadda Somaliland ka dalbaday inay ku dhawaaqdo xabbad joojin hal dhinac ah

    Related Posts

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Yaa kusoo baxay kursigii loo diiday FAHAD YAASIIN?  (Sawirro)

    February 25, 2023

    Guddiga KMG ah ee doorashada kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka ayaa maanta qabtay doorashada kursiga…

    Ciidanka Dowladda oo AS ka qabsaday deegaanka Beer-xaanno ee Koonfurta Magaalada Beledweyne

    February 1, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.