Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Haweeney afduub ka geesatay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay !
    Gudaha

    Haweeney afduub ka geesatay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay !

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 10, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidanka booliska ee ka howlgala degmada Wadajir ayaa gacanta ku dhigay Faadumo Maxamed Cabdullaahi oo booliiska sheegeen in ay madax u aheyd koox afduub ka geesatay magaalada Muqdisho.

    War kasoo baxay taliska booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in haweenaydaan la xiray ay horkaceysay koox afduubtay Mahad Xasan cameey oo ah Muwaadin xanuusan, ninkan ayaana laga afduubtay waaxda 5-aad ee degmada Wadajir.

    Kooxda afduubka geesatay ee madaxda u aheyd haweeneydan la qabtay ayaa la sheegay in guri kuyaalla degmada Howlwadaag ku hayeen ninka xanuunsan ee afduub ahaanta u heesteen, mana sheegin booliiska sababta kooxdan afduubka u geesteen.

    Taliska booliiska gobolka Banaadir ayaana sheegay in baaritaan hadda ku socdo haweenneydan la qabtay ee madaxda u aheyd kooxda afduubka geesatay, waxa ayna booliiska sheegeen in haweeneydan sharciga la horgeyn doono.

    Booliiska gobolka Banaadir oo kordhiyay howlgalada ay wadaan ayaa sidoo kale saakay xiray saddex nin oo ku qaraabanayay in hay’addo u shaqeeyaan, kuwaa oo lacago ka aruursanayay dad danyar ah ay u sheegayeen in ay siinayaan kaarar mucaawino ku helaan.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleXildhibaan Mohamed Abdulkadir oo dhulka lajaray
    Next Article Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay mas’uuliyiin Talyaani ah

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhigiisa Imaaraadka Carabta

    February 22, 2023

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan booqasho ku jooga caasimadda dalka…

    Dhageyso: Sarkaal ka warbixiyey 50 qof oo ku ‘sumowday’ deegaan ka tirsan Sh/Dhexe

    January 13, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.