Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»C.C. Shakuur oo shaaciyay xog aan laga ogeyn oo ku aadan Balaayiinta Dollar eek u baxday Soomaaliya
    Gudaha

    C.C. Shakuur oo shaaciyay xog aan laga ogeyn oo ku aadan Balaayiinta Dollar eek u baxday Soomaaliya

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 9, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabadda lagu daahfurayay Qorshaha Ka falcelinta Baahiya Bini’aadannimo ee Soomaaliya ee 2023, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Ergeyga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Bini’aadannimada, Agaasimaha Hay’adda Gurmadka Qaranka iyo Wakiilka QM u qaabilsan Arrimaha Gargaarka.

    Kulanka oo ka dhacay Airport Hotel oo ku yaala Gudaha Garoonka Caalamiga ah ee Aden Cabdulle ayaa madaxda ka soo qeyb galay kulanka ku lafa guray sida Soomaaliya uga bixi lahayd xaaladda ay ku jirto ee Bini’aadannimo.

    Ergeyga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Bini’aadannimada Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hadlay kulanka ayaa yiri ”10 Sano kaddib iyada oo in ka badan 7 Bilyan oo Dollar ay baxday, maxay Soomaaliya u Wajaheysaa halista Abaarta? Dadka iyo dowladda Soomaaliyeed waxa ay Aaminsan yihiin in aan la rabin in ay isku filnaadaan”

     

     

    Sannadka 2023, dad lugu qiyaasay 8.25 milyan oo qof, oo ku dhow kala bar dadka Soomaaliyeed ayaa u baahan caawinaad naf badbaadis ah oo degdeg ah. In ka badan 1.4 milyan oo qof ayaa guryahooda ka barakakacay si ay u helaan biyo, cunto iyo hab nololeed cusub.

    Bayaan ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in laga cabsi qabo Macluul Bilaha Abriil iyo Juun ee sannadkan, haddii aan la joogteynin gargaarka bini’aadannimo, xilliroobaadka Gu-gana (Abriil-Juun 2023) uu noqdo mid hooseeya, sida ay saadaalintu haddaba muujineyso.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMaxay ka wada hadleen Madaxweyne Xassan Shiikh iyo RW Giorgia Meloni? (Sawirro)
    Next Article Soomaalida ku dhimatay dhulgariirkii Turkiga oo sii korartay

    Related Posts

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Cristiano Ronaldo oo Kooxda Al-Nassr la galay heshiis labo sano & bar ah oo uu ku qaadanayo $214.04 Milyan.

    December 31, 2022

    Hoggaamiyaha Xulka Qaranka Portugal Cristiano Ronaldo ee koox la’aanta heysatay tan iyo markii ay fasaxday…

    Dal Yurub katirsan oo Mamnuucay in dalkooda lagu gubo Kitaabka Qur’aanka iyo Turkiga oo Sabab u ah

    January 31, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023

    Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-Shabeelle Yusuf Axmed dhawaan ka dhicin Doono Tareenkka DG Hir-Shabeelle

    March 24, 2023

    Ergo loo dirayo Colaado Laas-Caanood oo ka baxaya Muqdisho

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.