Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Lamaane u dhashay Switzerland oo qaatay Islaamka ka dib muddo ay Turkiga ku noolaayeen
    Dibadda

    Lamaane u dhashay Switzerland oo qaatay Islaamka ka dib muddo ay Turkiga ku noolaayeen

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 9, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Lamaane u dhashay dalka Switzerland oo ku noolaa Dalka Turkiga ayaa qaatay Diinta Islaamka kadib markii uu saameeyey dhagaysiga eedaanka salaada.

    Lamaanahan oo jira da’da 76 odayga iyo islaanta oo jirta 62 Isla markaana muddo shan sano ah ku noolaa Dalka Turkiga ayaa sheegay iney la dhaceen dhawaqa eedaanka salaada iyo cibaadada iyo ducada ay deriskoodu muujin jireen.

    Intaa kadib Lamaanahan ayaa go’aansaday iney qaataan diinta Islaamka markii ay Islaam-nimada si dhab ah u soo galeena waxay magacyadoodii u badilee Xuseen iyo Wink.

    “Markii aan aragnay Islaamka, waxaan ogaanay cida aan nahay, waxaan rabnaa inaan ku dhameysano nolosheenna inta ka dhiman Diinta Islaamka.” ayuu yiri Xuseen oo intaas ku daray iney baaritaan dheer ogaadeen in Islaamku yahay diinta saxda ah ee ALLE xagiisa laga aqoonsan yahay.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous Article(Sawirro) Tuugo yaab leh oo ka dilaacday gobol ka tirsan dalka Koonfur Afrika
    Next Article Talyaaniga oo Soomaaliya kala hadlay Laba arrin oo hadda taagan

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Kacdoon ka dhan ah Somaliland oo ka billowday magaaladii labaad

    February 5, 2023

    Kacdoon dadweyne ayaa ka billowday degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag ee Somaliland, halkaasi oo dadweyne…

    TOOS U DAAWO: BAYDHABA; War-murtiyeedka Shirka dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed.

    February 4, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.