Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Cabdisaciid oo ka hadlay amniga Qaranka iyo siyaasadda Dibadda ee dalka
    Gudaha

    Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Cabdisaciid oo ka hadlay amniga Qaranka iyo siyaasadda Dibadda ee dalka

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 8, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali oo soo dhaweyn diiran ay u sameeyaan jaaliyadda Soomaliyeed ee dalka Norway ayaa arrimo kala duwan uga war bixiyay Soomaalida halkaas ku nool.

    Mudane Cabdisaciid oo sidoo kale ahaa Lataliyihii amniga Qaranka dowladii madaxweyne Farmaajo ayaa ku dheeraaday ka hadalka siyaasadda arrimaha Dibadda iyo waliba arrimaha Qaranka ee dalka.

     

     

    Waxa uu wasiirka sheegay in ay jiraan dowlado Soomaaliya lugta ku dhagan kuwaa oo kamid ah kuwa deriska iyo dowlado dhaca Bariga Dhexe isagoo xusay in dowladii uu la shaqeynayay ay meesha ka saartay faragelinta qaawneed ee awoodaha isbaday ee u heestay in Soomaaliya ay ka taliyeen.

    Mudane Cabdisaciid oo faragelinta iyo kala qobqobka lagu hayo Soomaaliya tusaale u soo qaadanaya ayaa waxa uu sheegay in mid kamid ah dowladaha Carabta ee tababaray ciidamada Soomaalida iney amar ku siyeen ciidamada kale ee dowlad hebal tababartay in meeshii ay ku arkaan ay rasaas la dhacaan oo la dagaalaan, waxaana wasiirka uu ka gaabsaday inuu magac dhabo dowladahaas arrimo jira aawadeed.

     

     

    Dhanka kale waxa uu tilmaamay intii uu ahaa Lataliyaha Amniga Qaranka in dowladda ay tababartay ciidamadii ugu badnaa islamarkaana dowladda madaxweyne Xasan Sheekh loo diyaariyay ciidan farabadan oo heysta tababaro kala duwan.

    Wasiir Cabdisaciid ayaa lagu xasuustaa sidii uu ula dagaalamay faragelinta shisheeye iyo waliba siyaasadda danaha ku dhisan ee dowladaha iyo hay’adaha shisheeye kula dhaqmayeen Soomaaliya isagoo hormuud u ahaa soo celinya qabka Soomaaliyeed.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo ka dagay magaalada Roma+Ujeedka Talyaaniga
    Next Article Dowladda Soomaaliya oo Amarro cusub dul dhigtay Imaamyada Masaajida iyo Shacabka (Akhriso)

    Related Posts

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo Muqaal” Gabdhaha yabar madaxweyne oo geel Ku warejiyen gudoomiye Degmada Jalalaqsi Nuur dhere

    January 9, 2023

    https://youtu.be/07rmesUSvxY Ducadii islaaw gacaneey gabdhaha geela Keene gudoomiyaha dagmada jalaqsi gudoonsiiye https://youtu.be/SgnzhAP1qTE

    (Sawirro) Wararkii u dambeeyey weerar weli ka socda dhisme ku yaalla xaafada Mirinayo

    February 21, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 2023

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 2023

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.