Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Wasiir Aynte ayaa xil u magacaabay
    Wararka

    Wasiir Aynte ayaa xil u magacaabay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 8, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    WASIIRKA WASAARADA DHALINYRADA IYO CIYAARAHA AYAA MAGACAABAY XIRIIRKA KUBADDA CAGTA DOWLADA HIRSHABELLE.

    Wasiirka wasaarada oo muddo waday la tashiyo Bahda Isboortiga deegaanka iyo baahiyada loo qabo in isbedel dhab ah lagu sameeyo xiriika ayaa sameeyay magcaabida gudoomiye, Gudoomiye kuxigeen iyo Xoghaye xiriirku yeelanayo, Iyada oo waajibaadkooda ugu horeeyo noqonayo sidii ay doorasho u gaarsiin lahaayeen xiriirka Kubada Cagta dowlada Hirshabelle, iyo sidoo kale in ay ku matalaan dhamaan Kulamada kala duwan ee xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed.

    Wasiirka ayaa Alle uga baryay gudoonka cusub in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee loo igmaday.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDr Yaxya amir ayaa yiri ilxumaddii Maanta aan soo arkay ilama fiicneeyn Magaalada Muqdisho (Sawirro)
    Next Article (Sawirro) Tuugo yaab leh oo ka dilaacday gobol ka tirsan dalka Koonfur Afrika

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Xubno cusub oo lagu kabay Guddiga Xeer-hoosaadka Golaha Aqalka Sare (Magacyada)

    January 28, 2023

    Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Senator Abdi Hashi Abdullahi oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka…

    Puntland oo sheegtay inay diyaar u tahay wada-hadalka DF kadib cadaadis la saaray

    March 22, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.