Guddoomiyaha Dhallinyarada gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Xiish ayaa magaalada Beydhabo uga qeyb galay shirka Madasha Dhalinyaradda Koofurgalbeed Soomaliya ee Doorashooyinka
Iyo Dimuqraadiyadda ‘
Shirkaas oo ay maalgelineyso Hay’adda UNFPA ayna daadihineyso FPA- Sweden-SOYVA iyo Somali peace line Hay’adda Tubta Nabadda Soomaliyeed.
Guddoomiye Xiish ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in dhamaan hay’adahaasi aay soo gaari doonaan Magaalada Beledweyne si ay u tababaraan dhalinyaradda halyeeyadda ah ee reer hiiraan.