Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Gudaha»Dhul-gariir ka dhacay dhulka Falastiin iyo khasaaro ka dhashay
    Gudaha

    Dhul-gariir ka dhacay dhulka Falastiin iyo khasaaro ka dhashay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 8, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa uu dhul-gariir ka dhacay dhulka Reer Falastiin, sida ay baahisay Wakaallada Wararka Falastiin ee WAFA.

    Dhul-gariirka oo Halbeegiisu ahaa 3.7 ilaa 4 waxaa laga dareemay dhowr Gobal oo ka tirsan Dhulka Falastiin ee Daanta Galbeed, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Ramallah, Beyra, Nablus iyo Quddusta la haysto.

    Xarunta Dhul-gariirka ee Jaamacadda Al-Najaax ( ee ku taalla magaalladda Nablus ayaa sheegtay in Xudunta Dhul-gariirku ahaa deegaan 13 KM ee Waqooyiga Nablus, isla markaana Dhul-gariirku ahaa mid sahlanaa.

    Dhanka kale, 55 Muwaadiniin Falastiini ah ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen Dhul-gariirkii xooganaa ee Isniintii ka dhacay dalka Türkiye.

    Danjiraha Maamulka Reer Falastiin u fadhiya Türkiye, Faed Mustafa ayaa xaqiijiyey inay 23 Falastiini Qaxooti ku ahaa Turkiye ay ku dhinteen Dhul-gariirkaasi, iyadoo Tirada Guud ee dadka Falastiiniyiinta ee ku dhintay Dhul-gariirkii Turkiye ay gaartay 55 qof.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDagaal Maalintii Saddexaad ka socda Laas-Caanood
    Next Article Somaliland oo ku dhawaaqday inay Ciidamadeeda ku jiraan difaac

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Ciidamada gaarka ah ee Mareykanka oo Somalia ku dilay Bilaal Al-Sudani

    January 27, 2023

    Mareykanka ayaa sheegay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ay dileen sarkaal sare oo…

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo Golaha Wasiirrada K/Galbeed kala hadlay labo arrin oo muhiim ah

    January 21, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.