Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Cunug dhashay oo laga soo saaray Dhismo ku Dumay Dhul-gariirkii Syria iyo Waalidkiis oo
    Dibadda

    Cunug dhashay oo laga soo saaray Dhismo ku Dumay Dhul-gariirkii Syria iyo Waalidkiis oo

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 8, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

     

     

    Dalka Syria waxaa ka dhacay dhul-gariir xoogan oo dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana dhismayaal badan oo dumay hoostooda laga soo saaray dad badan oo isugu jira kuwa dhintay iyo kuwa nool.

     

    Dadka dhismayaasha burburay hoostooda laga soo saaray waxaa kamid ah cunug yar oo dhashay waxyar kahor inta uusa dhicin dhul-gariirka, cunigan ayaana burburka dhismaha loogu tagay isaga oo nool, halka labadiisa waalid ay dhinteen.

     

    Baraha bulshada muuqaal lagu baahiyay ayaa la arkayey ilmaha yar ee dhashay oo aan dhar u xirnayn, xilli uu qabow daran jiro, dhacdadan ayaana ka dhacday Degmadda Jenderes oo u dhow Degmada Afrin ee Gobalka Aleppo.

     

    Kooxaha gurmadka degdega ayaana ilmahan yar ula cararay goob caafimaad, waxaana cunugan dhashay iyo waalidkiisa kusoo dumay dhismaha dabaqa saddexaad ay degnaayeen, cunuga ayaana badbaaday halka waalidkiisa ay dhinteen.

     

     

    Dhul-gariirka ku dhuftay dalalka Turkiga iyo Syria ayaa galaaftay nolosha dad ka badan 5-kun oo qof, waxaana jirta baadigoob wali loogu jiro dad loo maleenayo in ay dhinteen oo ku hoos jira dhismayaasha burburay hoostooda.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo Amarro cusub dul dhigtay Imaamyada Masaajida iyo Shacabka (Akhriso)
    Next Article Uganda oo shaqo-joojin ku sameyneysa mid ka mid ah xafiisyada QM

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Man United Oo Loo Sheegay In Ay 10 Kulan Ku Ciyaarto Kulamada & Sababta Oo La Sharaxay.

    February 20, 2023

    Richard Keys ayaa mar kale ku digtay xiddiga Wout Weghorst waxaana uu sheegay in Manchester…

    DEG-DEG:- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay la wareegitaanka degaanka Ceelhuur

    January 14, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.