Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Friday, March 24
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Home»Wararka»Dibadda»Tirada dhimashada Dhul-gariirkii Türkiga oo weli sii kordhayso
    Dibadda

    Tirada dhimashada Dhul-gariirkii Türkiga oo weli sii kordhayso

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 7, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay dhul-gariir xooggan oo cabirkiisa lagu sheegay 7.8 Magnitude oo ku dhuftay waddamada xad-wadaagga ah ee Turkiga iyo Suuriya, Dadka dhintay ayaa kor u dhaafaya 4,000 oo ruux.

    Yunus Sezer oo Madaxweynaha Turkiga u qaabilsan gargaarka & maareynta musiibooyinka ayaa sheegay in saacadba saacadda ka dambeysa la diiwaangelinayo tiro horleh oo sii kordhineysa diiwaankii la qoray.

    2,921 qof ayuu sheegay in ay dhinteen inta la xaqiijiyay, halka ay dhaawacmeen 15,384 oo ruux waxaana ku burburay dhisma gaaraya 6,217, khasaaraha ayaa intaas ka badan kara balse marka xaaladdu dib ugu soo laabato sidii hore dib kasoo gudbin doonaan.

    Diyaaradaha duulliye la’aanta ee lagu xiray kaamirooyinka casriga ah ayaa dul heehaabaya magaalooyinka dhul-gariirku dumiyay, waxa ay raadinayaan haddii ay helaan calaamado muujin kara in dhismaha dhulka galay lagu hoos jiro.

    Dowlado dhowr ah ayaa gurmad degdeg ah u diray Turkiga waxaana kamid ah: Qatar, Mareykanka, Ingiriiska, Pakistan & waddamo kale oo gargaar noocyo kala duwan iyo kooxaha gurmadka degdega ah u diray si ay qayb uga qaataan baadi-goobka dadka maqan.

    Dowladda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in $6 Milyan oo Doollar oo gargaar ah ay ugu deeqday Turkiga si loogu gacan qabto qoysaska ku guryo beelay dhul-gariirka ee la dejiyay guryaha macmalka ah ee Toondhada ah.

    La soco wixii kasoo kordha.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDowlado cusub oo soo magacaabay danjireyaal u fadhin doona Somalia (Sawirro)
    Next Article Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in dib loo dhisayo Waddada Fagax oo socodkeeda dhib lagu qabo.

    Related Posts

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023
    Lates News

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Tirada Shabaabka Weeraray xarunta Gobolka Banaadir oo la ogaaday iyo Rasaas wali socota

    January 22, 2023

    Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday xarunta maamulka gobolka Banaadir,…

    MW Xasan Sheekh Maxamuud “Mushkiiladda ka taagan Sool & Sanaag xalkeeda waa xal Siyaasadeed”

    February 7, 2023
    Most Popular

    PUNTLAND oo war cusub kasoo saartay dagaalka magaalada Laascaanood

    March 23, 202310 Views

    Axmed Canshuur Xasan JACFAR oo usoo gacan galay DF, shaaciyay arrimo xasaasi ah

    March 23, 20238 Views

    Jeneraal Biixi oo war cusub kasoo saaray wejiga labaad ee dagaalka AL-SHABAAB

    March 23, 20237 Views
    Our Picks

    Gudiga Siyasada iyo dib u habeynta Hirshabeele oo manta shir isugu yimid Muqdisho

    March 24, 2023

    Ma taqaan labada nin ee Soomaaliga ah ee uu Xayle Salaase jeclaa inuu mar uun ka aarsado balse uu ku guuldarraystay?

    March 24, 2023

    Taliye kuxigeenka qeybta Booliiska Gobolka Banaadir Cali dhuux mahad alle halis ugu jiro in uu waayo kursiga uu ku fadhiyo ee ah taliye kuxigeenka.

    March 24, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.