Halgan(Radiohalgan.com)-Wararka aan ka heleeyno Degmada Halgan ee Bartamaha Gobolka Hiiraan ayaa tibaxaya in Gordhow qarax Miina dhulka lagu aaso oo nooca Ramuudka lagu hago ayaa lo dhigay Nabadoonka Dige ahne Nabadoon Yabar Madaxweyne Faarax Cabdi Waare mid ka mid ah ilaalada Nabadoon oo lagu magacabo Faraax Ragga ayaa ku dhawacamay majiran wax qasaro ah.
Xogta Hoose ee heshay Radio Halgan ayaa tibaxaya in lo dhigay isla xerada ciidamada Gutada 5aad qeyb 27-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Dib-u-xoreynta deegaanka qar ka mid ah Shacabka Degmada Halgan ayaa u xaqiijiyeen Radio Halgan qar ka mid ah ciidamada in Calamad Su”aal sarantahay, qarkood Al-Shabaab Xariir laleyahiin.
Ugu dambeyntii u jeedkii Miinada Isla Xerada lagu aasay lagu qarxiyay oo ahaay in lagu dilo Nabadoon Faarax Cabdi Waare ayaa Fashilamay
waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan